Dr. Hassan Aday Olol

Dr. Hassan Aday Olol Dr hasan caday olol

Biya baxa dag daga ah ee raga???         (Premature ej*******on )maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu  s...
23/03/2024

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaa
Bitter chocolate man
Ama king hope cap

๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐จ? ( ๐ฆ๐š๐ฅ๐š๐ซ๐ข๐š)Duumadu waa xanuun qatar ah waxaana ay qofka ku keentaa xumadsaaiid ah iyo waliba dhaxan ama ...
28/06/2022

๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐จ? ( ๐ฆ๐š๐ฅ๐š๐ซ๐ข๐š)

Duumadu waa xanuun qatar ah waxaana ay qofka ku keentaa xumad
saaiid ah iyo waliba dhaxan ama qar qaryo ,waxaad ka qaadi karta marka
ay ku qaniinto kaneecada
sumeeysan ama parasiteka loo yaqaan afka qalaad Plasmodium , kaa soo ku
gudba qaniinyada kaneecada.

sumeysan, intaa ka dib ayaa Parasiteka uu raacaa dhiiga isaga oo gaadha Beerka dadka

halkaas oo uu ku tarmo , ka dibna dib ayuu ugu soo laabtaa dhiiga isaga oo raaca unugyada

dhiiga cas cas , Noocyo kaneecada ka mid aha ayaa ku sii jira kara Beerka mudo aad u Dheer.

๐๐Ž๐Ž๐‚๐˜๐€๐ƒ๐€ ๐Š๐€๐‹๐€ ๐ƒ๐”๐–๐€๐ ๐„๐„ ๐Œ๐€๐‹๐€๐‘๐ˆ๐€ ๐Š๐„๐„๐๐€ ๐–๐€๐—๐€๐€ ๐Š๐€ ๐Œ๐ˆ๐ƒ ๐€๐‡ :

๐€) Plasmodium vixax

๐) Plasmodium malaria

๐‚) Plasmodium Ovali and

๐ƒ) Plasmodium falciparam

๐€)Plasmodium vivax (P. vivax) โ€“ waa nooca ugu yar ee cudurka keena wax
dhimasha ahina ma keeno si kastaba ha ahaatee dadka qabo waxay u
baahanyihiin daawo maxaa yelay way gudbinkaran ama waxay dhib kukeenayaa qofka caafimaadka qabo.

Waa kan Ugu Badan ee dadka laga helo , Parasite-kan wuxuu ku siin
Garaa jirkaa wax xanuun ahna ma keno kadib marka qofka laga
daweeyo , hadiise ladaaweeyn waayodib ayuu isku baraarujiyaa.

๐) Plasmodium malariae (P. malariae) โ€“ Wax dhimasha ahi makeno paasite
kaan balse wuxuu u baahanyaha daweyn waayo waxaa uu fariisanayaa
dhiigaa mudo sanada ah.
๐‚) Plasmodium ovale (P. ovale) โ€“ Isagana jirka ayuu ku haraa oo
diiguu raacaa beerkuuna ku tarmaa dad qabana dawee ubaahanyihin
sida kuwii h**e aynu xusnay.

๐ƒ)Plasmodium falciparum (P.faliparum) โ€“ waa kan ugu qatarsan ee cudurka duumada waana kan inta badan Africa common ku ahqaasatah Sub-saharan Africa.

๐‚๐€๐‹๐€๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€๐‡๐€ ๐‹๐€๐†๐” ๐†๐€๐‘๐“๐Ž ๐‚๐”๐ƒ๐”๐‘๐Š๐€ ๐ƒ๐”๐”๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐–๐€๐—๐€๐€ ๐Š๐€ ๐Œ๐ˆ๐ƒ ๐€๐‡

โ€“ Qandho.
โ€“ Matag.
โ€“ Dhidid.
โ€“ Daal badan.
โ€“ Madax xanuun.
โ€“ Lalabo ama yaqyaqsi.
โ€“ Calool xanuun.
โ€“ Cunto ka goโ€™id.
โ€“ Shuban.
โ€“ Murqo xanuun siiba adimaha iyo
dhabarka.

Cudurka Duumada haddii aan ladaaweynin waxuu s

To prevent the worsening health & malnutrition conditions resulting from the drought in Somalia, our partner SOS Childre...
28/06/2022

To prevent the worsening health & malnutrition conditions resulting from the drought in Somalia, our partner SOS Children's Villages Somalia continues to reach vulnerable families with emergency life-saving WASH, health, & nutrition services in and hard to reach areas through its mobile teams. Thanks to EU Civil Protection & Humanitarian Aid funding.

Daawo Tayo leh
28/06/2022

Daawo Tayo leh

๐Ÿ—ฃWaa maxay COVID-19? ๐Ÿ•ณCOVID-19 (cudarka loo yaqaanay Koronavirus) waa nooc cusub ee feyras kamid ah, waxuuna u faafaa qo...
19/02/2021

๐Ÿ—ฃWaa maxay COVID-19?

๐Ÿ•ณCOVID-19 (cudarka loo yaqaanay Koronavirus) waa nooc cusub ee feyras kamid ah, waxuuna u faafaa qof ilaa qof. Cudarkaan mareykanka iyo dalal kale oo badan ayaa laga helay. Asalkeeduna waxu ka yimid dalka shiinaha.

๐Ÿ—ฃSidee ayuu u faafaa Koronovirus (COVID-19)?

๐Ÿ•ณKhubarada caafimaadka ayaa wali waxay baraniyaan faafitaanka koronovirus. Haatan waxaa la filayaa inuu dhowr nooc u faafo:
ใ€ฐ๏ธDhecaanka neefsashada ee qofka cudurka qaba ka baxo marku qufaco ama hindhiso.
ใ€ฐ๏ธDadka isku meel wada joogo oo isku dhow (ilaa 2 mitir).
ใ€ฐ๏ธHadii aad taabatid shay ama meel fayraska leh, ka dibna aad taabatid afkaaga, sankaaga, ama indhahaaga.
๐Ÿ—ฃWaa maxay astaamaha fayrisku?
โœ…Qandho
โœ…Caajis
โœ…Jirxanuun
โœ…Maxad xanuun
โœ…Neefta oo dhibto
โœ…Dhidid badan
โœ…Daal iyo tabaryari
โœ…Xubnaha ugu muhiimsan jirka oo yaraada shaqadooda.
โœ…Qufac
โœ…hindhiso aan xad laheen
โœ…Matag

Taxanaha Caafimaadka1. Cunug aan xanuunsaneen waliba aan baahneen ee ooynaya maalintii 3 saac wax ka badan hadaad aragto...
22/01/2021

Taxanaha Caafimaadka

1. Cunug aan xanuunsaneen waliba aan baahneen ee ooynaya maalintii 3 saac wax ka badan hadaad aragto wuxuu qaba Colic

2. Laba isbuuc marka uu cunuga dhalan yahay hadii uu ooyo wax ka badan sadex saac maalintii isaga oo aan baahneen ama xanuunsaneen wuxuu qabaa colic

3. Hadaad aragto Cunug ooynaaya wax ka badan 3 saac maalintii ku dheh hooyada cunuga dhashay ka jooji cunuga caanaha Lo'da aad siinayso

4. Hadaad aragto Cunug ooynaaya wax ka badan 3 saac maalintii waxay u badan tahay in hooyadiisa xasaasiyad qabto ku dheh ha cunin ukun, digaag, digir iyo kaluun inta aad cunuga nuujinayso

5. Hadaad aragto cunug ooynaaya wax ka badan 3 saac maalintii ama ooyintiisa badan tahay ugu qabee biyo diiran waxay u badan tahay inuu gudaha dhaxan ka dareemaayo

6. Hadaad aragto cunug ooyintiisu badan tahay gacantaada dab yar ku diiri kadibna caloosha ka saar wuu yarayn doonaa oohinta

7. Hadaad aragto cunug aariyo hoose kaso baxayso, naaskana diiday, rabana in habeen iyo maalin lala taagnaado oo ooynaata wuxuu qabaa Colic

8. Colic hadaad maqasho waxay caruurta qabta aad u ooyaan habeenkii in ka badan inta ay ooyaan maalintii

Wali Mala Kulantay Cunug Xaaladahaan Qaba

La Wadaag Walaalaha Kale Si Looga Faaidaysto


Dr Hassan caday olol

Waa maxay Taanbuu? Smokelles To***co wa eray bixin caalami ah taas oo lo adegsado waxyabaha la yirahdo tubakada an qaaca...
05/01/2021

Waa maxay Taanbuu?

Smokelles To***co wa eray bixin caalami ah taas oo lo adegsado waxyabaha la yirahdo tubakada an qaaca lahayn.

Dunida waxa laga qoray maqaalo caalami ah taas oo looga hadlayo dhibatooyinka aay ledahay isticmalka madoyinkas.

Hadaba waqti xadirkan somaliya waxa kuso badanaya isticmalka waxa ay dhalinyarada u yaqanan taanbuuga taas oo halis caafimad ku leh dadka isticmalaya

Hadaba melaha ugu badan dunida ee laga isticmalo hot filter khaini (taabu) waa dalka hindiya oo ah wadanka lagu sameyo hada.
Cilmi baris laga sameyay dalka india aya shegaya in 40 second walba uu qof u geriyodo dhibatada to***co.

Hadaba tabuda somaliya laga isticmalo maxay ka kobantahay ka eeg sawirka 2.

Waxyabaha ay kobantahay darted hadaba qofka isticmalo waxa u halis ugu jira inay ku dhacan cudurada hoos ku qoran.

1. Cancerka ku dhaca afka
2.cancerka ku dhaca dhunta
3.cancerka ku dhaca sambabada
4.cancerka ku dhaca pancreas
4.cudurada ku dhaca.wadnaha
5 . Sameyn uu ku yeesho awoda dhalmada qofka
6. Hoyoyinka uurka leh oo umula ciyal an waqtigoda dhaman (premature birth).

Fadlan walal ka dhaf naftaada waxa dhawacaya oo halis ku ah cafimadkaaga.
Dr.hassan aday olol

๐—ซ๐—”๐—ก๐—จ๐—จ๐—ก๐—ž๐—” ๐— ๐—”๐—ฅ๐—ข๐—ข๐——๐—œ-๐—๐—˜๐—˜๐—ซ ๐—ช๐—”๐—ซ ๐—•๐—”๐——๐—”๐—ก ๐—ž๐—” ๐—ข๐—š๐—ข๐—ข๐—ชXanuunkaan magaciisa waxaa lagu magacaabaa "Elephantiasis" ama " lymphatic filar...
04/01/2021

๐—ซ๐—”๐—ก๐—จ๐—จ๐—ก๐—ž๐—” ๐— ๐—”๐—ฅ๐—ข๐—ข๐——๐—œ-๐—๐—˜๐—˜๐—ซ ๐—ช๐—”๐—ซ ๐—•๐—”๐——๐—”๐—ก ๐—ž๐—” ๐—ข๐—š๐—ข๐—ข๐—ช

Xanuunkaan magaciisa waxaa lagu magacaabaa "Elephantiasis" ama " lymphatic filariasis"

Sida magaciisa ka muuqata Soomaali ahaan wuxuu noqonayaa "Lug Maroodi" ama " Maroodi-jeex"

Aad ayuu ugu soo badanayaa Dhamaan Gobalada ay Soomaalidu degto waayadaan danbe,

Waxaa sababa xanuunkaaan "parasitic worms" oo ah gooryaamo,

Labo qof ayuu ukala gudbi kara waxaana faafisa kaneecada.

Meelaha uu aadka u saameeyo waxaa kamid ah oo barara marka uu qofku ku dhaco waa Lugaha,gacmaha,Naasaha iyo xubnaha taranka.

Qiyaas ahaan dunida oo dhan dad kor u dhaafaya 120 milyan ayuu hayaa.

CALAAMADA QOFKA KA SOO MUUQANAYA

Marka uu qofku xanuunkaan ku dhaco waxa bararaya xubinta uu sameeyey

lugaha, xubnaha taranka, naasaha iyo gacmaha midkood

Lugaha ayaa ah meesha ugu badan ee ay saameyso,

Xubinta uu sameeyey ayaa maqaarkeedu ii noqonayaa mid

qalalan, qar qaro waa weyn leh, oo boogaysan daldaloolo dilaac ahna leh.

Dadka qaar waxay la kulmaan astaamo dheeraad ah, sida qandho iyo dhaxan.

Elephantiasis wuxuu saameeyaa habka difaaca jirka. Dadka qaba xaaladan sidoo kale waxay halis sare ugu jiraan infekshino kale.

MAXAA SABABA XANUUNKAAN?

Cudurka loo yaqaan 'Elephantiasis' waxaa sababa gooryaan ay faafiso kaneecadu. Waxaa jira saddex nooc oo gooryaankaan ah oo ku lug leh loona kala yaqaano

Wuchereria bancrofti.
Brugia malayi.
Brugia timori.

Gooryaanadaan ayaa marka ay soo galaan jirka ayey saameyn ku yeeshaan nidaamka qanjirada lymfatiga ee jirka.

Nidaamka lymfatikada ayaa mas'uul ka ah ka saarista qashinka iyo sunta ee jirka,

Gooryaanka ayaana xanibaya shaqadii Lymfaatiga

Haddii la xanimo nidaamkaasna markaad si habboon jirka ugama saari doono qashinka.

Tani ayaa waxay keeneysaa keyd ah dheecaan badan iyo barar sidaas ayeyna lugtii uga weynaaneysa lugta kale.

SIDEE LOO DAAWEEYAA XANUUNKAAN?

Daaweynta Elephantiasis waxaa ka mid ah:

daawooyinka antiparasitic, sida diethylcarbamazine (DEC), mectizan, iyo albendazole (Albenza)

iyadoo la isticmaalayo nadaafad wanaagsan si loo nadiifiyo meelaha ay xanuunku ku dhacay,

Nadiifinta iyo daryeelka nabarrada aagagga ay dhibaatadu saameysey

jimicsi ku saleysan tilmaamaha dhaqtarkaadu uu ku siinayo

Mararka qaar dadka uu ku dhacay xanuunkaan waxa loo sameeyo qaliin dib-u-dhis ah oo loogu talagalay aagagga ay dhibaatadu saameysey ama qalliin looga saarayo unugyada lymfatikada ee uu saameyey gooryaanku.

Wax daawo ah uma u qaadan kartid xanuunkan iyada uusan dhakhtar kuu qorin.

SIDEE UGA HORTAGI KARAA SI UUSAN IIGU DHICIN?

Ka hortagga ugu wanaagsan ee xanuunkaan waxaa weeye in aad ka dheeraato kaneecada meelaha ay ku badantahay oo aad maro kaneeco ka xirato maadaamo kaneecadu tahay waxa ugu badan ee Faafiya xanuunkaan.

Adigu Wali qof qaba ma aragtay xanuunkan? Oo maku soo badanayaa deegaankaada ayaantan?

Fadlan Gaarsi Asxaabtaada iyo dadka aad jeceshahay fariintaan Si ay uga digtoonaadaan xanuunkaan.

Dr.hassan aday olol

SHARE

Waa Maxay Gastritis ama (Gaas Calooleed) ?  ama Boog ku timaadda Dahaarka caloosha. Waxaa uu u noqon karaa Mid si degdeg...
30/12/2020

Waa Maxay Gastritis ama (Gaas Calooleed) ?

ama Boog ku timaadda Dahaarka caloosha.

Waxaa uu u noqon karaa Mid si degdeg ah u dhaca (acute) iyo mid Dabadheeraada(chronic).

(gastritis)?

1.Isticmaalka alcoholka
2.In Badan inaad Mantagto
3.Stress ka ama Welwelka
4.In aad in Badan Gaajooto

5.in aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn

6.In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)

7.Inaad isticmaasho daawooyinka layidhaah anti-inflammatory drug sida asprin ta.

Waxaa kaloo sababbikara loona aaneeyaa:

โ—Helicobacter pylori (H. pylori) waa Bakhtitire (bacteria) ku nool xuubka (mucus) ku dahaaran caloosha.

Haddii la daaweyn waayana caabuq ama humbuluuluq (infection) ayuu kuu horseedayaa boog ama nabar (ulcer) dadka qaarna cancer xagga caloosha ahi ayey ku sababtaa.

Pernicious anemia:

Waa dhiig laโ€™aan timaadda marka calooshu ay weydo waxyaabihii dabeeciga ahaa ee looga baahnaa in si sax ah ay u soo nuugaan ama ay u burburiyaan vitamin B12.
Bile reflux: in bile-ka uu dib ugu noqdo caloosha, xanuun ayaana imaanaya.
Infection: ay keenaan bakhtire (bacteria) ama virus ayaa iyadana loo aaneeyaa.
NB: haddii la daaweeyn waayo gastric waxa imanaaya dhiigbax daarana waxaana saaโ€™idayaa cancer calasha inuu kugu yimaado.

(gastritis)?

โ—labolabo,
โ—mantag,
โ—laabjeex iyo
โ—mantag dhiig la socdo.
โ—Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale.
โ—Caloosha oo dibbirta, apitet xumo.
ยถMiisaanka oo yaraada.

Sidee lagu garan/ aqoonsan karaa magaca cudurka iyo astaanta saxda ah?

Waxaa la sameeeyaa baaritaan.

โ—Upper endoscopy: waa qalab (tuubbo afka kamarad ku wadata) bukaanka afka laga geliyo ilaa caloosha lagu dhaadhiciyo,
waxaa hubinayaa in calooshuay leedahay wax caabuq ah ka dibna waxaa la sameeynaa biopsy waa hab lagu soo jaro sample yar oo tissue ah (wax yar ka mid ah hilibka caloosha ama gaskeeda) ka dibna shaybaadhka (laboratory) ayaa lagu baadhaa.

โ—Baadhitaan dhiig (Blood test): waxa la hubinayaa in unugyada dhiigga cas (red blood cell) uu ku yaryahay bukaanka uu yahay dhiig laโ€™aan (anemic).

โ—Fecal occult blood test (stool test) (baadhitaan saxaro): waxaa lagu ogaadaa in saxarada bukaanka dhiig la socdo.

Daaweynta (treatment):

Marka la ogaado waxa sababay ama bakhtitiraha (bacteria) keenay, waxaynu u kala saaraynaa daawada dhawr nooc :
-Antibiotic medications to kill H. pylori.

Waxaad qaadanaysaa antibiotic waa hadduu yahay chronic gastric amoxicillin, clarithromycin (Biaxin), metronidazole (Flagyl) and tetracycline dawooyinkaas aya intabadan qaadankartaa.

-Medications that block acid production and promote healing.

Waxay xirayaan acidka ay calooshu sii dayso waxayna kor u qaadaan inuu qofka bogsado waaxaa ka mid ah daawooyinkaan.
โ– Omeprazole (Prilosec), โ– lansoprazole (Prevacid), โ– rabeprazole (Aciphex), โ– esomeprazole (Nexium), โ– dexlansoprazole (Dexilant) and โ– pantoprazole (Protonix).

-Medications to reduce acid production.

Ku wani waxay yaraynayaan acidka waxaana ka mid ah:
โ—histamine (H-2) blockers, waxay yareynayaa acidka lagu soodeeynaayo marakin dheefsiidka iyo waliba xanuunka badan.

Sidookale kuwa acidka joojiya waxaa ka mid ah :

โ– ranitidine (Zantac), โ– famotidine (Pepcid), โ– cimetidine (Tagamet) โ– and nizatidine (Axid).

-Antacids that neutralize stomach acid. ku wani waxay caadi (neutralize) ka dhigayaan acidka si deg deg ahna way kuu bogsiinayaan.

Sidee loo yarayn karaa khatarta gaaska?

Wuxuu u baahanyahay qofkasta oo qaba xanuunka gaaska inu qaato talooyinkan.
1) Qaado daawada gaaska adigoo la tashanaya shaqaale caafimaad / dhakhtarkaaga.

2) Qaado cunto baal leh (ama buunsho leh, diir leh, buushi leh, gal leh, qolof leh nin ba siduu u yaqaanno sida gallayda, garawga, hadhuudh yaryaraha ama masaggada oo aan laga qaadin qoloftii) ugu yaraan halmar maalintii sida shuurada, digirt iyo hadhuudhka.

3) U qaado si sax ah talada uu ku siiyo adeegahaaga caafimaad.

Mar Waliba ilaahey Naxriistiisa ha ka Quursanin........... Taladaada ilaahey Saar

Shear And Like inta ku Xeran Pageka Dr.hassan aday olol

Address

Maka Almukarama
Mogadishu

Telephone

+252615956044

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Hassan Aday Olol posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Hassan Aday Olol:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category