Xaruunta Qur,aan Saarka Ibnul Qayim Aljowzi

Xaruunta Qur,aan Saarka Ibnul Qayim Aljowzi waa Xarunta isku Daaweynta Kitaabka iyo Sunnada & Daawo Dhireedka EE ibnu qayim aljowzi.

Xaruunta wexey muda 20 sana ah u adeegeysy shacabka soomaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadiisa wexey leedahy qeyb online qur,aan saar ah
kusoo dhawoow goobtada

05/12/2025
Ku duceyso ducadaan cajiibka ah
05/12/2025

Ku duceyso ducadaan cajiibka ah

Jump mubaarak
05/12/2025

Jump mubaarak

10/10/2025

Rasuulka ﷺ wuxuu yiri:"Qofkii igu salliya hal mar, Ilaahay wuxuu ku salliyayaa toban jeer."📖 [Muslim iyo Abu Dawuud ayaa...
03/10/2025

Rasuulka ﷺ wuxuu yiri:
"Qofkii igu salliya hal mar, Ilaahay wuxuu ku salliyayaa toban jeer."
📖 [Muslim iyo Abu Dawuud ayaa wariyay]

Ku Saliya Nbiga SCW

"Qofkii aan Qur,aanka isku daaweyn daawo uma sugnaan"Qur,aanku waa daawo Akhrintiisa wa daawo Riftiisa waa daawo dhageys...
02/10/2025

"Qofkii aan Qur,aanka isku daaweyn daawo uma sugnaan"
Qur,aanku waa daawo Akhrintiisa wa daawo Riftiisa waa daawo dhageysihiisa waa daawo

01/10/2025

𝙌𝙪𝙧,𝙖𝙖𝙣 𝙎𝙖𝙖𝙧𝙠𝙪 𝙒𝙖𝙖 𝘽𝙞𝙡𝙖𝙖𝙨𝙝 /𝙇𝙖𝙘𝙖𝙜 𝙡𝙖,𝙖𝙖𝙣 !!!

Xaruunta Qur,aan Saarka Ibnul Qayim Aljowzi
Wexey umada somaliyeed uga bishaaryneysaa Ina Qur,aan saarka Free /lacag la,Ana ka dhigtey Laga bilaabo 01-10-2025 _01-01-2026 Bisha 10 aad ilaa bilowga sanadka Cusub !!!

Xaruunta Ibnul Qayim al jowzi ayaa 30 Sano jirsatey Sidaa awageeda Wexey bulshada somaliyed uga deeqeysaa Qur,aan saar bilaash ah muda 3 bilood ah .

Sidoo kale Qur,aan saarka Bilaashka Ah waxaa bar bar socda Dowro Cilmiyeed ayaduna Bilaash ah ama lacag la,aan Ah FG Wixii dowradaas ku saabsan kala xiriira lambar WhatsApp 0612930019

10/08/2025

Dhammaan waxaa la ogeysiinayaa Bulsha weynta ku nool magaalada tan Muqdisho iy Nawaaxigeeda In Ay Bilaabi doonto Xaruunta Qur,aan Saarka
Dowra socon doonta Mudo 3 bilood ah yaan lagaa buuxin diiwan gelinta fadlan horey u gaar
Xafiiska diiwan galinta

Fiira gaara ah Dowradu iyo diiwaan galinta waa lacag la aan sidoo kutubada waa lacag la,aan
Wixii faah faahin ah kala xiriir lambarada hoos Ku xusan 610834727 0612930019 0622930019
Lambar 612930019 Ama whatsapp

MAHADSANIDIIN......

09/08/2025

🎵🌼

09/08/2025

Qadar yar kalaamka alle nala dhageyso

09/08/2025

Cod macaan Kalaamka alle

Jumca mubaarak Umada Somaliyeed Dunida dafaheeda meel kasta aad ka joogtaan
08/08/2025

Jumca mubaarak Umada Somaliyeed Dunida dafaheeda meel kasta aad ka joogtaan

Address

Aljoowzi@gmail. Com
Mogadishu
3102

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaruunta Qur,aan Saarka Ibnul Qayim Aljowzi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram