Umu ramla hospital

Umu ramla hospital welcome to umu ramla specialist hospital.waxuu ku yaalaa ceelasha ,gaar ahaan taagane/qoorsheel.

05/09/2025
Dhamaan asxbteena iyo macaamiisheena jimco wanaagsan ayaan idiin leenahay.
29/08/2025

Dhamaan asxbteena iyo macaamiisheena jimco wanaagsan ayaan idiin leenahay.

22/08/2025

Jawi roobaad .jimco wanaagsan ayaan idiin leenahay dhamman macamishena.

01/08/2025

Dhaman macaamiisheena waxan idiin leenahay jimco wanaagsan.

25/07/2025

Waa team umu -ramla oo idiin leh hooyada xiliga foosha waxaa laga rabaa ineysan baahi isu dilin ,dadka la joogana waa iney ku dhiiri galiyaan iney cunto wax ay tamar fiican ka heleyso.sida timirta iyo qudaarta.

18/07/2025

Wa teamkeenii umu-ramla oo idiin leh jimco mubaarak.

Hambalyo sanadka cusub ee hijriyada 1447.kuna aadan 26 juun.alle janooga dhigo sanad barwaaqo iyo nabad ku bilowda kuna ...
26/06/2025

Hambalyo sanadka cusub ee hijriyada 1447.kuna aadan 26 juun.alle janooga dhigo sanad barwaaqo iyo nabad ku bilowda kuna dhamaada .aamiin.

20/06/2025

Wa teamkeenii oo idiin leh hooyo iska daa daawada aad iska cuneyso xiliga uurka weliba 3da bilood ee ugu horeysa uurkaada waxaa kadhasha dhibaatooyin badan oo saameyneysa ilmahaada uurka ku jira xitaa haduusan kaa soo dhicin.

Address

Mogadishu

Telephone

+252612244054

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Umu ramla hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Umu ramla hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram