04/03/2026
Bisha barakeysan ee Ramadaan waa bil cibaado π€²
Laakiin dadka qaba macaanka waa inay si gaar ah u ilaashadaan caafimaadka indhaha. Isbeddelka sokorta dhiigga wuxuu saameyn karaa aragga.
Soo Booqo ππ« πππ«ππ‘π’π¦ πππ« πππ«π
π₯ Abaal Hospital β Hubi araggaaga maanta.
π 0613510929