Bidhaan Health & Beauty

Bidhaan Health & Beauty Waxaan kaa haqabtiraynaa wax walbo oo ku saabsan caafimaadka maqaarka, cidiyaha iyo timaha.

Jumca Mubarak ๐ŸŒ™๐ŸคMaalin barakeysan oo ay ka buuxdo naxariis, dambi dhaaf iyo ducada la aqbalo ๐ŸคฒHa noqoto Jimcadan mid khe...
27/03/2026

Jumca Mubarak ๐ŸŒ™๐Ÿค
Maalin barakeysan oo ay ka buuxdo naxariis, dambi dhaaf iyo ducada la aqbalo ๐Ÿคฒ
Ha noqoto Jimcadan mid kheyr badan oo Alle nagu mannaysto nabad, caafimaad iyo barako.


Ma doonaysaa in maqaarkaagu had iyo goor dhalaalo? ๐ŸŒŸ Bidhaan waxay kuu haysaa xalka maqaarka, timaha, iyo cidiyaha. Ha s...
26/03/2026

Ma doonaysaa in maqaarkaagu had iyo goor dhalaalo? ๐ŸŒŸ Bidhaan waxay kuu haysaa xalka maqaarka, timaha, iyo cidiyaha. Ha sugin berri, maanta daryeelkaaga bilaw! ๐Ÿ’…๐Ÿ’†โ€โ™€๏ธ

25/03/2026

Skin Care Routine-kaaga ma dhammaystirna haddaan Derma Sunscreen SPF 50 ku jirin! ๐Ÿงดโœจ
Difaac, qurux, iyo kalsooni hal meel ku wada jira. ๐Ÿคฉ๐Ÿ™Œ๐Ÿป

Hadda ka dalbo Xarumaheena :
๐Ÿ“ Taleh &๐Ÿ“ Banaadir

Beauty

20/03/2026

Anagoo isku duuban waxaan idin leenahay Ciid wanaagsan.

ุนูŠุฏ ูุทุฑ ู…ุจุงุฑูƒ ๐ŸŒ™โœจ
ุฃุณุฃู„ ุงู„ู„ู‡ ุฃู† ูŠุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ุŒ ูˆุฃู† ูŠุนูŠุฏู‡ ุนู„ูŠู†ุง ูˆุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ุฎูŠุฑ ูˆุงู„ู…ู† ูˆุงู„ุจุฑูƒุงุช.
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุฃุนุงุฏู‡ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠูƒู… ุจุงู„ุตุญุฉ ูˆุงู„ุณุนุงุฏุฉ ูˆุงู„ู†ุฌุงุญ

19/03/2026

Anagoo ah bahda Bidhan Health &Beauty, waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaynaa dhammaan umadda Muslimka ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed, munaasabadda Ciidul Fidriga.

Eid Mubarak ๐ŸŒ™โœจ
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadadii, hana idinka dhigo kuwii ku guulaysta kheyrka iyo barakada Ciidda.

Ciid Mubaarak! ๐ŸŒ™โœจWaxaan hambalyo Ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga u direynaa dhamaan dadka Muslimiinta ah meel walba...
19/03/2026

Ciid Mubaarak! ๐ŸŒ™โœจ
Waxaan hambalyo Ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga u direynaa dhamaan dadka Muslimiinta ah meel walba oo ay joogaan, Gaar ahaan Shacabka Somaaliyeed , Waxaana u rajeyneyna Baraaro iyo Bash Bash

ุนูŠุฏ ูƒู… ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ ุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

18/03/2026

Ka xaree maqaarkaaga raadka finanka iyo dhibcaha madow adigoo isticmaalaya
1% Kojic + Arbutin Night Repair Face Serum-Gel

๐Ÿ“ Maqaar qurux badan ayaa halkan ka bilaabma!

Ha sugin berrito, maanta ka shaqee dhalaalka maqaarkaaga. Bidhaan waxay kuu haysaa agabkii iyo talooyinkii aad ku heli l...
17/03/2026

Ha sugin berrito, maanta ka shaqee dhalaalka maqaarkaaga. Bidhaan waxay kuu haysaa agabkii iyo talooyinkii aad ku heli lahayd muuqaal caafimaad leh oo soo jiidasho leh.

Maqaar dhalaalaya oo caafimaad qaba waa kalsoonidaada. Ka dalbo glow cousin Bidhaan Health & Beauty maanta. โœจ
16/03/2026

Maqaar dhalaalaya oo caafimaad qaba waa kalsoonidaada. Ka dalbo glow cousin Bidhaan Health & Beauty maanta. โœจ

Tartanka Ganacsatada Kulmis Cup 2026 wuxuu ahaa mid xiiso badan oo is dhexgal ah, waxaana ku faraxsanahay in aan qayb ka...
12/03/2026

Tartanka Ganacsatada Kulmis Cup 2026 wuxuu ahaa mid xiiso badan oo is dhexgal ah, waxaana ku faraxsanahay in aan qayb ka noqonnay ciyaartan sharafka leh. ๐Ÿ’š

Address

Mogadishu
SO2214

Telephone

+252770712173

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bidhaan Health & Beauty posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bidhaan Health & Beauty:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category