New Life Nutrition and Dietary Counseling Center

  • Home
  • New Life Nutrition and Dietary Counseling Center

New Life Nutrition and Dietary Counseling Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from New Life Nutrition and Dietary Counseling Center, Nutritionist, thirty-street, .

New life Nutrition and dietary counseling center waa xurunta latalinta nafaqada iyo cuntada waxa eyna bixisaa talooyin ku saabsan cuntada munaasabka ku ah qofka hadba xaalada uu ku suganyahay.

20/04/2023
23/03/2023

cunnada cafimaadka leh

Hadal jeedintii Dr. Muna Abdullahi - nutritionist & dietitian

23/03/2023

cunnada cafimaadka leh

New Life Nutrition and Dietary Counseling Center
Haqabtiraha baahiyaha nafaqeed

Ramadaan Mubarak to all muslims
22/03/2023

Ramadaan Mubarak to all muslims

Happy nutritional month March 2023 🥦🥭🍒🍌🥬🍇🍉🍊🍓🍆🥒🍠🫑🥑🥩🥗🍋🫐🌽🥕🧄🧅  :  Fuel for the future
22/03/2023

Happy nutritional month March 2023 🥦🥭🍒🍌
🥬🍇🍉🍊🍓🍆🥒🍠🫑🥑🥩🥗🍋🫐🌽🥕🧄🧅

: Fuel for the future

 # Eat right with colors
22/03/2023

# Eat right with colors

Waxaaan qeyb ka eheyn maanta bandhiga cunnada cafimaadka leh   diet program oo aan qeyb weyn ka qaadanay taaba galinta b...
21/03/2023

Waxaaan qeyb ka eheyn maanta bandhiga cunnada cafimaadka leh diet program oo aan qeyb weyn ka qaadanay taaba galinta barnamijkaas kuna soo bandhignay wax qabadka xarunta eey bulshada soomaaliyeed u heyso

# New Life Nutrition and Dietary Counseling Center

baahiyaha nafaqeed

Waxaan farxada laqeybsanayaa sucaado oo ah customer nugu xirnaa in muda ah oo maanta rajadey laheed u rumoowday Waxaa le...
05/01/2023

Waxaan farxada laqeybsanayaa sucaado oo ah customer nugu xirnaa in muda ah oo maanta rajadey laheed u rumoowday
Waxaa leenahay awlaad baari ah alah kaga dhigo so barbaar nuune

is a link between obesity and infertility

  composition analyzer waa miisaan aad ku ogaan karto dhamaan nafaqada jirkaaga ku jirto sida: tamarta jirka, biyaha, du...
24/09/2022

composition analyzer waa miisaan aad ku ogaan karto dhamaan nafaqada jirkaaga ku jirto sida: tamarta jirka, biyaha, dufanka, Fatamiinada iyo macdanta heerka ey marayaan,

Hadaba si aad u ogaatid iney nafaqada jirkaaga iney kugu filantahay iyo inkale booqo xarunta latalinta nafaqada ee New Life Nutrition and Dietary Counseling Center

Tel: 0616511804 / 0613715870

21/09/2022
27/08/2022

sessions

Mid kamid ah ardeyda oo sharaxeysa bukaanka ey maanta cunada u diyaariyeen kaa oo qaba kiliya xanuun ama kidney injury

Address

Thirty-street

252

Telephone

+252616511804

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when New Life Nutrition and Dietary Counseling Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to New Life Nutrition and Dietary Counseling Center:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram