Hikma Hospital

Hikma Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hikma Hospital, Medical and health, digfeer Road opposite of Arman Halls(banadir wadada digfeer kasoo horjeedka Armaan halls), Mogadishu.

09/05/2026

(WARGALIN Qiimo dhimis ah) inaan bilownay barnamij wacyigalin iyo ka hor tag oo ku saabsan cudurada dabadheraday nasoo booqo si aad oga faa,iideysato

Maku aragtaa calaamadaha Ubadkaaga, Ha sugin baaritaan deg-deg ah ayaa badbaadin kara caafimaadka Ubadkaaga,
09/05/2026

Maku aragtaa calaamadaha Ubadkaaga, Ha sugin baaritaan deg-deg ah ayaa badbaadin kara caafimaadka Ubadkaaga,

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
07/05/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπˆπƒπ–πˆπ… πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Umulisada Adduunka.
05/05/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ πŒπˆπƒπ–πˆπ… πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta Umulisada Adduunka.

29/04/2026

Caruurtu ma sheegi karaan xanuunkooda waxayna u baahanyihiin dhaqaatiir fahmi karto, daaweyn qaldan waxay u keeni kartaa dhibaatoyin caafimad oo khatar ah.

26/04/2026

Hooyo walba oo uur leh waxa ay mudantahay daryeel caafimaad oo gaar ah, nagu soo booqo Hikma Hospital si aad u hesho daryeel caafimad oo dhameystiran

23/04/2026

QEYBTEENA SHEYBAARKA WAXAAN KUUGU DIYAARINAY MASHIINO CASRI AH IYO SHAQAALE QIBRAD SARE LEH TAAS OO KOR U QAADEYSA TAYADA IYO KALSOONIDA JAWAABAHA.

23/04/2026

Waxaa xarunta isbitaalka ka qabsoomay Siminar : Effective Patient Communication Skills
Xiriir wanaagsan oo lala yeesho bukaanka waa furaha adeeg caafimaad oo tayo lehβ€”waxay dhistaa kalsooni, faham, iyo daryeel sax ah.
Hikma Hospital waxaan aaminsanahay in dhageysi wanaagsan, ixtiraam, iyo wacyigelin cad ay yihiin tiirarka guusha caafimaadka.
β€œDaryeel wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa hadal wanaagsan.”

Waxaa xarunta isbitaalka ka qabsoomay Siminar : Effective Patient Communication SkillsXiriir  wanaagsan oo lala yeesho b...
23/04/2026

Waxaa xarunta isbitaalka ka qabsoomay Siminar : Effective Patient Communication Skills
Xiriir wanaagsan oo lala yeesho bukaanka waa furaha adeeg caafimaad oo tayo lehβ€”waxay dhistaa kalsooni, faham, iyo daryeel sax ah.
Hikma Hospital waxaan aaminsanahay in dhageysi wanaagsan, ixtiraam, iyo wacyigelin cad ay yihiin tiirarka guusha caafimaadka.
β€œDaryeel wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa hadal wanaagsan.”

Baaritaanada dhalmo la’aanta dumarka waxay caawiyaan ogaanshaha sababaha iyo xalalka suurtagalka ah, Baadhitaanada ilma-...
22/04/2026

Baaritaanada dhalmo la’aanta dumarka waxay caawiyaan ogaanshaha sababaha iyo xalalka suurtagalka ah, Baadhitaanada ilma-galeenka, tuubooyinka minka iyo hormoonnada ayaa muhiim u ah daaweyn sax ah.

20/04/2026

Qeybteena cuudurada guud waxaan kuugu diyaarinay baaritaano caafimad oo dhameystiran, iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah iyo khubaro caafimaad oo u heellan daryeelka bukaanka.

Address

Digfeer Road Opposite Of Arman Halls(banadir Wadada Digfeer Kasoo Horjeedka Armaan Halls)
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hikma Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share