DrAbdirahim Ali Adam

DrAbdirahim Ali Adam Dhaqtar

Congratulations DrAbdikarim Gabeyre and  Dr Abdulkadir Isse Mohamed on completing 5 years  Urology residency . .
22/03/2023

Congratulations DrAbdikarim Gabeyre and Dr Abdulkadir Isse Mohamed on completing 5 years Urology residency .
.

Qof kasta ha iska baaro cagaarshowga (Hepatitis B&C)wayo maleh calaamado lagu garto  inata badan,marka uu beerka si wayn...
28/07/2022

Qof kasta ha iska baaro cagaarshowga (Hepatitis B&C)wayo maleh calaamado lagu garto inata badan,marka uu beerka si wayn u dhibaateeyo yaa lagu baraaruga,markas oo an wax badan laga qaban karin.

23/07/2022

.

  33 dhaqtar oo taqasusyo kaladuwan dhameystay ayaa isbitaalka Mogadishu Somali Türkiye Training and Research Hospital l...
22/07/2022

33 dhaqtar oo taqasusyo kaladuwan dhameystay ayaa isbitaalka Mogadishu Somali Türkiye Training and Research Hospital looguqabtay xaflad qalinjabin.
Taqsusyada ay qaten waxa ka mid mid ah :-
1-Internal Medicine
2-Gyn/Obs
3-pediatric
4-Anesthesiology
5-Emergrmcy Medicine
6-Pathology
7-Orthopedic
8-Neurolgy
9-ENT
10-Respiratory Medicine
11-Ophthalmology
12-Radiology
14-Puplic health

Eid mubrak
09/07/2022

Eid mubrak

Wa Muhim inad iska talaashid Hepatitis B,talalka waxu ka hortaga virus kan inu kuuso gudbo,waxa laqata sadax mar 6 biloo...
04/07/2022

Wa Muhim inad iska talaashid Hepatitis B,talalka waxu ka hortaga virus kan inu kuuso gudbo,waxa laqata sadax mar 6 bilood guduhood (labada h**e waxa u dhexeeyo mudo bil ah kan sadaxaadna waxa la qata 5 bilood kadib Kan labaad.

Address

30 Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 17:00 - 20:00
Friday 16:00 - 19:00

Telephone

+252615272552

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DrAbdirahim Ali Adam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DrAbdirahim Ali Adam:

Share

Category