Darusalam Hospital

Darusalam Hospital Darusalaam Hospital is a
Multispecialty Hospital, located strategically in Darusalaam city Mogadishu
(2)

01/05/2026

Kadib codsiyo kala duwan oo naga soo gaaray waxa aynu go'aaminay inaan ballaarin iyo kordhin ku sameyno Ololaha Qalliimada Lacag-laโ€™aanta ah ee ENT
(Dhegaha, Sanka, Cunaha & Qurxinta)
Ololahan oo si guul leh u socday muddadii u dhaxaysay 1-da April ilaa 1-da May 2026, ayaa hadda lagu kordhiyay hal bil oo dheeri ah, si fursad loo siiyo dad badan oo weli u baahan adeeggaan.
Taariikhda cusub ee ololaha:
1-da May ilaa 31-da May 2026
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Ololahan waxaa fulinaya:
Dr. Abraham Mohamud Abdalle
Ha moogaan fursadan qiimaha leh ee aad ku heli karto daryeel caafimaad oo tayo sare leh.
๐Ÿ“ Ka faaโ€™iidayso adiga iyo qoyskaaga
๐Ÿ“ž Isdiiwaangeli hadda: Wac: 2002
WhatsApp: +252 61 1111868

๐—Ÿ๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ H๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต Waa mid muhiim u ah iyada iyo ubadka caloosha kujiro si loo ogaado badqabkoodaQaar K...
29/04/2026

๐—Ÿ๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ H๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต
Waa mid muhiim u ah iyada iyo ubadka caloosha kujiro si loo ogaado badqabkooda
Qaar Kamid ah Faa'iidooyinka Ultrasound-ka
- korintaanka ilmaha
- Garaaca wadnaha ilmaha
- Jinsiga Ilmaha
- Hubinta Biyaha ilmaha uur jiifta
Si aad u ilaaliso caafimaadka hooyada uurka leh iyo ilmaha Caloosha kujiro Fadlan kaalay Darusalam Hospital

shaqaalleheena ayaa si toos ah ula falgalaya bulshada, iyagoo gaarsiinaya๐—™๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—น๐˜† ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ guri kasta iyo xaafad kasta ...
27/04/2026

shaqaalleheena ayaa si toos ah ula falgalaya bulshada, iyagoo gaarsiinaya
๐—™๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—น๐˜† ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ guri kasta iyo xaafad kasta oo Daarusalaam ka mid ah.

Waxaan aaminsanahay in caafimaad tayo leh uu noqdo mid si fudud loo heli karoโ€”waqtiga ku Haboon
๐—™๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—น๐˜† ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ wuxuu ku siinayaa:
Adeegyo caafimaad oo casri ah oo la isku halleyn karo.
Qiime macquul ah oo ku habboon qoys kasta.
Daryeel joogto ah oo ku dhisan kalsooni iyo xirfad.
Isbeddel Muuqda, & Adeeg Tayo Leh

Ololaha qaliimada bilaashka ah ee ENT (cunaha, dhagaha & sanka) ayaa weli si habsami leh uga socda isbitaalka, iyadoo bu...
22/04/2026

Ololaha qaliimada bilaashka ah ee ENT (cunaha, dhagaha & sanka) ayaa weli si habsami leh uga socda isbitaalka, iyadoo bukaano badan ay heleen adeeg caafimaad oo tayo leh.
FG: Ololaha wuxuu socon doonaa ilaa dhammaadka bishan April.Ka faaโ€™iideyso fursaddan dahabiga ah.
๐Ÿ“žwixii Faahfaahin lasoo xiriir: 2002
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: +252 61 1111868

19/04/2026

Kafaaiideyso qaliimada lacag la,aanta ah ee Darusalam Hospital Bukaan aan waxba carfin jirin, Kadib waxaa lagu sameeyay qalliinka sanka iyo cunaha ah, maanta way caafimaad qabtaa. Waxaana ka faaโ€™iidaysannay ololaha qalliimada lacag laโ€™aanta ah ee ENT. Aad ayaan ugu mahadcelinayaa dhaqaatiirta.
Bulshada waxaan leeyahay ka ka faideysta fursaddan dahabiga ah.
Wixii fahfahin ah la xiriir 2002
Whatsapp+252 61 1111868

JOB OPPORTUNITY โ€“ SENIOR HR MANAGER (FEMALE ONLY)Darusalam Hospital โ€“ MogadishuDarusalam Hospital is looking for an expe...
18/04/2026

JOB OPPORTUNITY โ€“ SENIOR HR MANAGER (FEMALE ONLY)
Darusalam Hospital โ€“ Mogadishu
Darusalam Hospital is looking for an experienced Senior Human Resources Manager to lead and strengthen our HR function.
Job Summary
The Senior HR Manager will provide strategic leadership and operational oversight of all Human Resources functions. The role ensures that HR systems, policies, and practices are aligned with organizational goals and comply with Somali Labour Law.
The incumbent will act as a strategic advisor to senior leadership, contributing to workforce planning, talent management, employee engagement, and organizational development.

Key Duties and Responsibilities

1. HR Operations & Compliance
โ€ข Oversee all HR operations, including payroll, compensation & benefits, contracts administration, and employee records management.
โ€ข Ensure full compliance with Somali Labour Law and internal HR policies.
โ€ข Manage employee relations, including disciplinary procedures and grievance handling.

2. Strategic HR Management
โ€ข Provide strategic HR advice to senior leadership on workforce planning, talent retention, and organizational effectiveness.
โ€ข Lead workforce planning initiatives to align staffing needs with organizational objectives.
โ€ข Develop and implement HR strategies, policies, and systems that support business goals.

3. Leadership & People Management
โ€ข Lead, supervise, and mentor HR staff to ensure high performance and continuous professional development.
โ€ข Establish and monitor Key Performance Indicators (KPIs) for the HR team.
โ€ข Foster a culture of accountability, collaboration, and continuous improvement.

4. Learning, Development & Employee Engagement
โ€ข Design and implement training and development programs for staff.
โ€ข Oversee performance management systems, including annual appraisals.
โ€ข Promote employee engagement and wellbeing initiatives.

Qualifications and Requirements

Education:
โ€ข Bachelorโ€™s Degree in Human Resources Management, Business Administration, or a related field.
โ€ข Masterโ€™s Degree in HR Management, MBA, or equivalent is preferred.
โ€ข Professional HR certification (e.g., CIPD, SHRM) is an added advantage.

Work Experience:
โ€ข Minimum of 5 years of progressive experience in Human Resources.
โ€ข At least 2 years in a senior or managerial HR role.
โ€ข Experience in healthcare institutions or large organizations is preferred.

Skills and Competencies:
โ€ข Strong leadership and decision-making skills.
โ€ข Excellent communication and interpersonal abilities.
โ€ข Proven problem-solving and conflict resolution skills.
โ€ข Sound knowledge of Somali Labour Law and HR best practices.
โ€ข Ability to manage multiple priorities and work under pressure.

NOTE:

Female candidates only
Fluent in English & Arabic
Apply by sending your CV
info@darusalamhospital.so
Donโ€™t miss this opportunity to grow your career!
Application Deadline
Monday, 05 May 2026

Only shortlisted candidates will be contacted. Incomplete applications will not be considered.

Jimco wanaagsanKu dadaal salaadda Jamaacada iyo xuska Alle, waa furaha guusha adduun iyo aakhiro.
16/04/2026

Jimco wanaagsan
Ku dadaal salaadda Jamaacada iyo xuska Alle, waa furaha guusha adduun iyo aakhiro.

15/04/2026

Farxad dhab ah ayaa ka muuqata wajiyada qoyskaan oo ka faaโ€™iidaystay ololaha qalliimada lacag-laโ€™aanta ah ee ENT ee (Dhegaha, Sanka & Cunaha), kaas oo socon doona 1april ilaa 30 april yagoo muujiyay qanacsanaan weyn iyo caafimaad
Adigana ha ka harin fursaddan qiimaha leh soo booqo Darusalam Hospital maanta, oo hel adeeg caafimaad oo tayo sare leh.
๐Ÿ“ž Faahfaahin: 2002
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: +252 61 1111868

12/04/2026

Darusalam Hospital waxaa maalintii 12-aad si habsami leh uga socda ololaha qalliimada lacag laโ€™aanta ah ee ENT (Cunaha, Dhagaha, Sanka & Qurxinta)
Qalliimada waxaa fulinaya dhakhaatiir iyo khubaro caafimaad, oo uu hoggaaminayo Dr. Abraham Mohamud Abdalla, oo ah khabiir ku takhasusay qalliimada ENT.
Fadlan ka faaโ€™iideyso fursaddan muhiimka ah, oo Booqo isbitaalka.
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 2002
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: +252 61 1111868

Jimce Wanaagsan
09/04/2026

Jimce Wanaagsan


08/04/2026

Ma ku dhiban tahay xanuunada Sanka, Cunaha iyo Dhagaha?
Waa waqtigii aad ka bogsan lahayd!
Qalliimo lacag laโ€™aan ah ayaa kuu diyaar ah
Fadlan ha seegin fursaddan muhiimka ah
Kaalay Darusalam Hospital hoyga daryeelka bulshada

Darusalam Hospital Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed munaasabadda     ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ...
07/04/2026

Darusalam Hospital Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed munaasabadda
๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š
โ€œKu dadaal naftaada, oo ilaali caafimaadkaagaโ€

Address

Darusalam Hospital
Mogadishu
000252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darusalam Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Darusalam Hospital:

Share

Category