Siyaasada Cusub & dhiiragalinta Da'yarta soomaaliyeed

Siyaasada Cusub & dhiiragalinta Da'yarta soomaaliyeed "SC&DDS" waa aragti-hoggaamineed oo qeexaysa isbeddelka degdegga ah ee loo baahan yahay in lagu sameeyo nidaamka siyaasadeed ee dalka. (Fadlan nagu soo biir).

Waxay si adag uga soo horjeeddaa hababka dhaqameed ee ku dhisan qabyaaladda iyo musuqmaasuqa.

12/04/2026

Asc,Dadka Soomaaliyeed.

31/03/2026
31/03/2026

HELLO, Hagee tagi doontaa Shabeelaha Hoose!

06/03/2026

Hiilkii Shan-Gamaas (5G)

​Marka ay dhalinyaradu midowdo, hankuna uu sarreeyo, waxaa dhalata awood aan la loodin karin.

Hurdadii in laga soo toosey dhalinyarada 5G qayb muhiim ah ahi ka urtameen baan arkaa insha’Allah Hiil sare iyo Hami.

​"Shanti dhabarka isku haysay, ee geesinimada lagu sheegi jiray, maanta waa dhalinyaro u kacday Hami iyo Hiil. 5G (Shan-Gamaas) maanta hurdadii waa ka toostay, calankii horumarkana iyagaa gacanta ku haya. Insha’Allah, waa xilli la kala harray oo cudud iyo caqliba lagu tusaale qaadan doono."

06/03/2026

7 why?

Fadhigaani waxaa uu u muuqdaa jawi qaadasho ama dareen masuulnimo ah waliba qaniico qof ku qanacsan waxii rabi u doorey ...
05/03/2026

Fadhigaani waxaa uu u muuqdaa jawi qaadasho ama dareen masuulnimo ah waliba qaniico qof ku qanacsan waxii rabi u doorey ama inuu muujinaayo in mustaqbalka hadii uu noqdo xildhibaan ama waziir ama hogaamiye wax uun xilal sare ah waxii uu qaban lahaa oo ka fikiraayo.

Hagaag adiga maxaa uu kula yahay? Ama waa aad ila fikir tahay?

Toloow maxaa qosol baxayaa walaalayaal guuleeysta! Waa Sedex Sheikh iyo Ashraaf isla qoslaaya m.a.
28/02/2026

Toloow maxaa qosol baxayaa walaalayaal guuleeysta! Waa Sedex Sheikh iyo Ashraaf isla qoslaaya m.a.

27/02/2026
27/02/2026

You're gonna be win 🏆.

Soil conservation!Is it Soil Erosion or what? What do you think it?
27/02/2026

Soil conservation!
Is it Soil Erosion or what? What do you think it?

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siyaasada Cusub & dhiiragalinta Da'yarta soomaaliyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share