GuurdoonTv

GuurdoonTv Isku Guurinta Dhalinyarada Somaliyeed-"Mashruuca Fududeynta Guurka Dhalinyarada"

11/11/2024

Maanta Waa Maalinta Iskaabulada Aduunka Soo Qabo Qof Aad Uga Shakisan Tahay Inuu Iskaabulanimada Ka Baxayn.
Maxay Kula tahay maalintan ?
11/11/2024
👇🏻 Fadlan aragtidada Qeybta faallooyinka Hoos inoogu reeb.

19/03/2024

WAXAAN AHAY CALAFDOON.

Magacaygu Waa Cabdi Fataax Dhaqaaje 22 jir Ah Waxaan Joogaa Boosaaso.Waxaan raadinayaa gabar aan calaf isku yeelano oo tilmaamahan leh

• Waxan rabaa Gabar 25 Ilaa 28 Jir ah.
• Waxan rabaa Qof Joogta Yurub ama America hadii la heli karo
• Waxaan ku xulanayaa Diin iyo Dhaqan
• Qoftaan rabo garoob ama gabar waa isku key mid.
• Inay qurux badan tahay

Hadii aad i daneeneyso fadlan Ciwaankeyga Gaarka ah ee Cabdi Fataax Dhaqaaje igala soo Xiriir.

Barnaamijka Calafdoon ee Bisha Barakaysan ayuu Hor dhac uyahay, Barnaamijkan waxaa Taaba Galinaya Somali Calafdoon oo Fadhigoodu Yahay Toronto 🇨🇦
Share, follow and like

Abdifatah Haaji Dirir.

Malyuun waa Calafdoon Balse Waxay Marwadiisa Noqonaysaa Ninkii Kasoo Baxa Shantaan Shuruudood Hadii kale waxay leedahay ...
07/09/2023

Malyuun waa Calafdoon Balse Waxay Marwadiisa Noqonaysaa Ninkii Kasoo Baxa Shantaan Shuruudood Hadii kale waxay leedahay Yuusan wakhti iska Lumin.

• Shuruuda Koowaad waa in uusan Hooyadiis ila dajin
• wa in uu Meherkayga ka dhigaa 100,000 oo dollar
• waa in uusan Naag Kale ila Guursan Karin ama Damci Karin
• waa in uu igu soo Wareejiyaa Dhamaan Passwardka Facebook , Tiktok & whats app numberkiisa
• waa in uu Todoba Baxa Kadib Dalxiis iigeeyaa Dalka Singapore

Hadii uusan shantaan Shuruud kasoo Bixi karin ama awoodi karin yuusan wakhti iska lumin " Damac yuusan ku galin " ayey Hadalkeeda kusoo Afmeertay.

Waxaa Raga iskaabuladaLoohaayaa Gabar Guur DoonGaroob ilma Wadato Diin LehGurigeeda Lagu DhaqaayoNin Wadaad Bay Rabtaa A...
22/08/2023

Waxaa Raga iskaabulada
Loohaayaa Gabar Guur Doon
Garoob ilma Wadato Diin Leh
Gurigeeda Lagu Dhaqaayo

Nin Wadaad Bay Rabtaa Ahlu Diin
Fadlan Comment ugusoo Qor
Dabeecadahaga iyo Numberkaaga
Hadii Ay Kaahesho Ayada Kulaso
Xariir Doonto Kaftan Ma ahan

Waxaa loo bahan yahay gabar daacad ah oo guurna diyaar u ah Wiil joogo Mareykanka oo kamid ah asxaabta ku xiran pagekena...
20/08/2023

Waxaa loo bahan yahay gabar daacad ah oo guurna diyaar u ah
Wiil joogo Mareykanka oo kamid ah asxaabta ku xiran pagekena GuurdoonTv kamid ah ayaa soocod saday kaliya gabarta waa ineysan kaweyneen 21 sano
Nasiib wacan

20/08/2023

Xaliimooy yaana lagugu gaadin QUDBA-SIRO
Iska jir faarax laga baasto wax kasta kafilo

20/08/2023

Gabarey/willow u kaalay GuurdoonTv hakuu guurisee
Guurku waa farxad
Farax iyo xaliimo ogaada noloshu macaan maleh hadii aan guri lawada joogin

04/07/2023

Daawo Tooxow oo afduub lagu haysto
Naftiisana halis ku jirto
Waxbadan dadka wuu Aflagaadeyey balse maanta isaga ayaa laheystaa

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GuurdoonTv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to GuurdoonTv:

Share