Benadir University Batch14 Doctors

Benadir University Batch14 Doctors Welcome to Batch 14
Medical Doctors

07/03/2025
Medical Alumni of Benadir University Mc-AABU and Benadir University Batch14 Doctors
07/03/2025

Medical Alumni of Benadir University Mc-AABU and
Benadir University Batch14 Doctors

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ ๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐€๐€๐๐˜๐Ž ๐‹๐„๐‡**Batch14 Doctors **waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelka, asxaabta, iyo guud ahaan bahda caaf...
27/02/2025

๐“๐€๐‚๐’๐ˆ ๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐€๐€๐๐˜๐Ž ๐‹๐„๐‡

**Batch14 Doctors **
waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelka, asxaabta, iyo guud ahaan bahda caafimaadka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ, oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ wuxuu ahaa Guddoomiyaha Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (NHPC), sidoo kalena wuxuu h**e u soo noqday Guddoomiyihii Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed.

๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ wuxuu door muhiim ah ka qaatay horumarinta caafimaadka dalka, isaga oo si hagar laโ€™aan ah ugu soo adeegay bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu naxariistii Janno ka waraabiyo, ehelkii iyo asxaabtiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

Dhaman Dhaqaatiirta ka qalin jabisay Jaamacada Benadir waxa ay tacsi udirayaan dhaamn umada somaliyeed iyo qarabada geerida ku timid prof Dr Mohamed Yuusuf oo cawada ku geeriyooday magalada mogadisho.

Prof mohamed yusuf waxa uu ka mid ahaa tiirarka caafimaad ka dalkan isaga oo dadkiisa u soo adeegay xili adag.

Alh u naxariisto prof ka dhamanteena samir iyo iiman ha naga siiyo.

Dhamaan Dhaqaatiirta ka qalin jabisay jaamacada Benadir ee BATCH14 waxa ay Hambalyo u dirayaan Dr Mohamad Abdullahi Awal...
22/02/2025

Dhamaan Dhaqaatiirta ka qalin jabisay jaamacada Benadir ee BATCH14 waxa ay Hambalyo u dirayaan Dr Mohamad Abdullahi Awale oo loo magacaabay hormuudka kuliyada Caafimadka Jaamacada Benadir, Dr Awale oo ka mid ahaa dufcadii 1aad ee ka qalin jabisa jaamacada waxan u rajeynaynaa in uu ilah masuliyada u fududeeyo.

๐Ÿ˜Š Official Announcement from Benadir University ๐ŸŽ“
Benadir University is pleased to announce the appointment of ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐ฐ๐š๐ฅ๐ž as the new ๐ƒ๐ž๐š๐ง, ๐…๐š๐œ๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐Œ๐ž๐๐ข๐œ๐ข๐ง๐ž ๐š๐ง๐ ๐’๐ฎ๐ซ๐ ๐ž๐ซ๐ฒ.
Congratulations! ๐ŸŽ‰

28/08/2024

Burburkii ka dib Kuliyadda Daawada iyo Qaliimada ee Jaamacadda Benadir waxa ay aheyd Kuliyaddii ugu h**eeysay ee Caafimaad waxa ayna soo saaraty dhaqaatiir si weyn ugu qeybqaatay samata bixinta bulshada Soomaaliyeed ilaa hadana ugu shaqeeya cilmiga ay ka barteen Jaamacadda.
Isdiiwaangelinta Jaamacadda waa ay furantahay.
Hel macluumaad dheeri ah oo ku saabsan Kuliyadda, booqo:
https://bu.edu.so/academics/undergraduate/Faculty-of-Medicine-and-Surgery/about

Bahda dakhaatiirta Benadir University Batch14 Doctors waxa ay tacsi u dirayaan ehelka, qaraabada iyo dhammaan Ummadda So...
20/07/2024

Bahda dakhaatiirta Benadir University Batch14 Doctors waxa ay tacsi u dirayaan ehelka, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed geeridii ku timid caalimkii waynaa Shiikh Cismaan Xidig. Waxaan Allah uga baryaynaa in uu janandii Fardowso ka waraabiyo, ehelka, qaraabada iyo bulshada Soomaaliyeed uuna ka siiyo sabir iyo iimaan.

Allaha u naxariisto sh.Cusman xidig calimkeenii weyna qabrigiisa allaha u waasciyo
20/07/2024

Allaha u naxariisto sh.Cusman xidig calimkeenii weyna qabrigiisa allaha u waasciyo

INNAALILAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUN.
Gudoomiyaha Jaamacadda, Muโ€™asasiinta, Gudoomiye ku xigeenada, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo dhamaan Ardayda Jaamacadda Benadir waxay ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Umadda Soomaaliyeed geerida ku timid Caalimkii Weynaa Sh Cisman Sh Cumar Sheikh Daauud (Sh Cisman Xidig).
Sh Cismaan Xidig Waxa uu ahaa caalim door weyn ka qaatay barida iyo faafinta diinta Islaamka.
Waxaan Alle ugu baryeynaa in uu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Qoyska iyo qaraabada uu ka geeriyoodayne Samir iyo iimaan Alle ka siyo.
ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุงุฑุญู…ู‡.

Batch Doctors waxey u hambalyeynayaan Dr . Ramla Abdullahi master obstetrics and gynaecology in Russia Hambalyo DR DADAA...
14/07/2024

Batch Doctors waxey u hambalyeynayaan Dr . Ramla Abdullahi master obstetrics and gynaecology in Russia

Hambalyo DR DADAALKAAGA AA KA MIRA DHALISAY HALKAA KA SII WAD

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

    Gudoomiyaha Batch14 Doctors iyo dhamaan Dhakhaatiirta B.14 waxey tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaan Dr Abdirabm...
30/06/2024




Gudoomiyaha Batch14 Doctors iyo dhamaan Dhakhaatiirta B.14 waxey tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaan Dr Abdirabman Omar Hassan Macow
Oo Aabhis isbuuc ka hor ku geeriyooday mglda Muqdisho
waxaan ugu tacsiyeeynaynaaa dhamaan ehelka iyo qaraabada
uu ka baxay uguna h**eyo walaalkeen

Alle ha u naxariisto kitaabkiisana gacanta midig alle haka siiyo
Marti la jecelyahay alle ha ka dhigo
Anaganna gadaashiisa alle namaโ€™fidneyo.

Waxaan kaloo halkan asna kaga tacsiyeynaa oo hayadiis shala ku geeritooy mglda muqdisho waxaan la qeybsaneynaa xanuunka iyo murugada ugana racyeysiyeynaa dhaman qarabada ehelka iyo Wllken Dr mahad.

Hooyo allaha u naxariisto qabrigeedna eebe ha u nuuriyo kitaabkeeda gacanta midig allaha ka siiyo

Marti la jecelyahay alle ha ka dhigo

Adinka sabar jamiila allaha inku arsaqo

28/06/2024

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir,Mu'asasiinta, Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Benadir waxa ay tacsi u dirayaan Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, qoyska, qaraabada, saaxiibada, Iyo dhamaan aqoonyahanada Soomaaliyeed geeridii Naxdinta Laheed ee ku timid Gudoomiye h**e Golaha Shacabka, Professor Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari.

Alle ha u naxariisto Prof. Jawaari, waxaan Alle uga baryeeynaa inuu ka Waraabiyo Jananati Fardows.

https://bu.edu.so/news/Rector's-Condolence-Message-to-Prof.-Jawariโ€™s-Family

28/06/2024

Address

Mogadishu
0000

Telephone

+252617402223

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Benadir University Batch14 Doctors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Benadir University Batch14 Doctors:

Share

Category