18/07/2018
WORSHKOP
Kulan foundation collaboration with best consultancy
How to establish your oun project?
Side kusameesan kartaa mashruuc kuu gaar ah
Madooneysa in aad sameysato ganacsi?
Madoneysa in aad sameyso mashruuc ku gaar ah?
Rajo maka leedahay in aad madax kanoqono mashaariicda waaweyn ee dalka?
Maku dhibantahay hagida ganacsigaaaga?
Ma u bahantahay in aad aqoon uyeelato qaabka loo dhiso shirkad, NOG iyo Xisbiyo?
Haddaba waxa laqabanayaa tababar ku saabsan hal abuurinta oo lagu magacdaray
“side ku samesan kartaa mashruuc ku gaar ah”
Waxana iska kaashanaya mu’assasada “kulan foundation “ iyo xarunta latalinta iyocilmibarista “best consultancy”
Waxaana lagu qabanayaa hoolka Jamacada GOLDEN oo ku taalla inta udhaxeyysa Tarabuunka ilaa KPP
Degmada “HODAN”
Taariikh 24-25July 2018 “Tallaadada –Arbacada”
Time: 01:30pm-04:30pm
Faah-Faahin Kala Xiriir 0616429804/0619742874
QIIMAHA TIKIDKA WAA $10