25/10/2018
DR Gopal (orthopedic surgeon)
He is coming on 9- 11 –2018 and will stay for one week. he is going to operate all types of orthopedic operation such ass.. All types of fractures, Malunion fractures and treatment Back pain, Knee pain, hips pain and Joints.
Ogeysiis Ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulsha weynta Somaliyeed ku dhaqan Muqdisho iyo nawaaxigeeda inuu imaanayo Dr Gopal 9-11-2018, Dhaqtarka Waxa uu ku taqasusay Qaliinka Lafaha…. Kabida lafaha, Toosinta Lafaha Qaloocday, Qalinka iyo Hagaajinta burburka ku yimaada lafaha, iyo Daaweynta Lafa Xanuunka, Dhabar Xanuunka, Jilba xanuunka, Roomatesimada, murqaha iyo Seeda Xanuunka.
Isdiiwangelintu wey socotaa fadlan yaan algaa buuxin ee horay u gaar.