Dr Mohamed Abdi Fatah

Dr Mohamed Abdi Fatah Helping sick people

26/04/2023

Warbixintaan ma aqrisatay

02/05/2022

Ciid mubaarak all muslimiin

13/04/2022

Iska ilaali Sanbuus bur bajiye iyo nooc kasto oo la shiilay kuwaasoo saliidii lagu shiilay soo cabay

Calooshaada oo saacado badan marnaa inaad cuntooyinka la shiilay cunto waxey dhaawac weyn ku tahay caafimaadka calooshaada.

31/03/2022

Bisha ramadaan waa bisha ugu fiican ee aad caafimaadkaaga ku sixi kartid
Insha alah waxaan idin lawadaagi doonaa warbixinno ku saabsan soonka iyo caafimaadka

Fadlan page kan like saar mahadsanid.

26/02/2022

Like saar si aad noola socoto waqti kasto oo aan warbixin caafimaad soo gelino pagekaan
Mahadsanid

15/02/2022

Ma ogtahay in jirka beni aadamka uu nasiino galo xiliga habeenkii ah oo 50% systemska la damiyo

Sidaa darteed biyo cabista xiliga habeenkii waxey qatar ku tahay caafimaadka kelyahaaga

Dhafarka wuxuu qatar ku yahay caafimaadka neerfaha iyo dhaman jirkaaga

Lasoco qoraalo gaagaaban oo ku anfaca.

Daawada bilawgeed
22/07/2021

Daawada bilawgeed

20/03/2021
28/01/2021

Waxuu alle ka caafiyay kansarka dhuunta alx

Address

Mogadishu
N/A

Telephone

+252615709342

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mohamed Abdi Fatah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category