Kelyo-Bile Hospital

Kelyo-Bile Hospital Qaliinka & Daweynta Kelyaha ,kaadΔ± mareenka iyo taranka Ragga

Wargalin muhiim ah 🚨Munaasabada Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed waxaan idin sameynay qiimo-dhimis 50% dhamaan adeegy...
28/02/2026

Wargalin muhiim ah 🚨
Munaasabada Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed waxaan idin sameynay qiimo-dhimis 50% dhamaan adeegyada isbitaalka.
Ka faa’iidayso fursaddan muhiimka ah.



π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
26/02/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

 . Abdulqadir Isse qabiir ku xeel dheer daaweynta iyo qaliimada kilyaha iyo kaadi mareenka, ayaa heegan kuugu ah       ,...
25/02/2026

. Abdulqadir Isse qabiir ku xeel dheer daaweynta iyo qaliimada kilyaha iyo kaadi mareenka, ayaa heegan kuugu ah , nagu soo booqo isbitaalka oo la kulan dhaqtarka.


Kiliyahaaga waa matoorka noloshaada u daryeel si joogto ah, hadii calaamado halis ah isku argto fadlan soo booqo isbitaa...
24/02/2026

Kiliyahaaga waa matoorka noloshaada u daryeel si joogto ah, hadii calaamado halis ah isku argto fadlan soo booqo isbitaalka ku gaarka ah daweynta kiliyaha, kaadi mareenka iyo taranka ragga.

Daaweynta kelyaha iyo kaadi-mareenka waa daryeel muhiim u ah caafimaadka jirka. La tasho dhakhtar takhasus leh si aad u ...
21/02/2026

Daaweynta kelyaha iyo kaadi-mareenka waa daryeel muhiim u ah caafimaadka jirka. La tasho dhakhtar takhasus leh si aad u hesho baaritaan iyo daaweyn sax ah.

π‘π€πŒπ€πƒπ€π€π πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
17/02/2026

π‘π€πŒπ€πƒπ€π€π πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Isbitaalka waxaa heegan kuugu ah qabiir ku xeel dheer daaweynta kilyaha kaadi mareenka, nagu soo booqo       oo la kulan...
17/02/2026

Isbitaalka waxaa heegan kuugu ah qabiir ku xeel dheer daaweynta kilyaha kaadi mareenka, nagu soo booqo oo la kulan dhaqtarka.

Haka xishoon inaad la tashato dhaqtarka, si aad uga warbixiso caafimaadka tarankaaga.
14/02/2026

Haka xishoon inaad la tashato dhaqtarka, si aad uga warbixiso caafimaadka tarankaaga.

12/02/2026

Wargalin muhiim ah 🚨
Dhamaan macaamiisha nagu xiran waxaan idin ogeysiineynaa in bisha ramadaan aan idin sameyn doonno qiimo dhimis 50% dhamaan qaliimada.
Ka faa’iideyso fursaddan qaaliga ah.

Wali ma u la’dahay xal dhibaatoyinka tarankaaga? ha wal-walin xal wuu jiraa, nagu soo booqo Kelyo-Bile Hospital oo hel x...
12/02/2026

Wali ma u la’dahay xal dhibaatoyinka tarankaaga? ha wal-walin xal wuu jiraa, nagu soo booqo Kelyo-Bile Hospital oo hel xal caafimad oo dhameystiran.

Address

Albarako
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kelyo-Bile Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram