Jabuuti Clinic & Pharmacy

Jabuuti Clinic & Pharmacy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jabuuti Clinic & Pharmacy, Hospital, Wadajir, Buulaxuubeey, iskool jabuuti, Mogadishu.

Welcome to Jabuuti Clinic, waxaad ka heleysaa daryeel caafimaad waxaa ku diyaar ah dhakhtarka cudurada guud, Neerfaha, Haweenka iyo Caruurta, sidoo kale Sheybaar iyo Pharmacy tayeysan.

Jabuuti Clinic Waxaa Kuugu diyaar ah Dhakhtar Khibrad sare ley iyo Sheybaar Casri ah Booqo xarunteena Buulaxuubey, Iskoo...
30/08/2021

Jabuuti Clinic Waxaa Kuugu diyaar ah Dhakhtar Khibrad sare ley iyo Sheybaar Casri ah Booqo xarunteena Buulaxuubey, Iskool jabuuti iyo Somali Airlines dhexdooda.

Jumca Mubaarak Dhamaan macaamiisheena iyo bukaanada waxaan Ilaahay SWC uga baryaynaa caafimaad umada muslinka oo idil
27/08/2021

Jumca Mubaarak Dhamaan macaamiisheena iyo bukaanada waxaan Ilaahay SWC uga baryaynaa caafimaad umada muslinka oo idil

Kusoo dhowoow Jabuuti Clinic & Pharmacy oo kuula diyaar ah daryeelka iyo daweynta cudurada guud sida : Sokorta, Dhiigkar...
07/08/2021

Kusoo dhowoow Jabuuti Clinic & Pharmacy oo kuula diyaar ah daryeelka iyo daweynta cudurada guud sida : Sokorta, Dhiigkarka, Cudurada Neefmareenka, Cudurada Kaadi mareenka, Dheefshiidka, Kelyaha I.W.M.
Xiliyada shaqada isbitaalka: 2:00 PM Duhurnimo - ilaa - 9:00 PM habeenimo.
waxaa kaloo kuu diyaar ah PHARMACY Maalin iyo habeen shaqeynaya.

Kusoo dhowoow  Jabuuti Clinic & Pharmacy, Waxaan kuula diyaar nahay Daryeelka cudurada Neerfaha iyo Dhimirka, Daawo tayo...
04/08/2021

Kusoo dhowoow Jabuuti Clinic & Pharmacy, Waxaan kuula diyaar nahay Daryeelka cudurada Neerfaha iyo Dhimirka, Daawo tayo leh iyo howlwadeeno caafimaad oo u tababran Daryeelkaaga.
Xilliyada shaqada waa 2:00 PM Duhurnimo ilaa 9:00 PM Fiidnimo.

Address

Wadajir, Buulaxuubeey, Iskool Jabuuti
Mogadishu
MU25261

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 15:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Telephone

+252616324245

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jabuuti Clinic & Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Jabuuti Clinic & Pharmacy:

Share

Category