Kalkaal Hospital

Kalkaal Hospital Kalkaal Hospital is a multidisciplinary facility located in Mogadishu along Digfeer street.
(1)

Located within the heart of Mogadishu along the Digfeer Road, Kalkaal Hospital remains one of the most easily and securely accessible private hospitals within the city. Itโ€™s location within the KM4 area allows for a quick and safe access by both the corporate class and general public without undermining both security and the quality of health care provided. Founded in 2015; an era when Somalia so badly needed a health care upgrade, as it picks up pieces of its structures that were shattered during the conflict; the hospitalโ€™s mission is to provide high quality yet very affordable health care to the people living in Somalia. The foundation and the hospital are governed by the same Board of Trustees, made up of local leaders committed to the importance of philanthropy and fulfilling the hospitalโ€™s mission.

26/03/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan wargelinno bulshada in ๐ƒ๐ซ. ๐’๐œ๐ก๐š๐ฎ๐ค๐ข ๐˜๐จ๐ฎ๐ง๐ข๐ฌ ๐Œ๐š๐ก๐ฆ๐จ๐ฎ๐ uu dib ugu soo laabtay shaqada Isbitaalka Kalkaal .

Dr. Schauki waa Dhakhtar ku takhasusay Qalliimada Guud iyo Qalliimada casriga ah ee Laparoscopic, isagoo leh khibrad iyo aqoon sare oo mudo sanado ahna kashaqeynayey gudaha soomaliya gaar ahaan isbitaalka kalkaal isagoo u adeegey Bukaano soomaliyeed oo faro badan .

Haddii aad u baahan tahay la-talin, baaritaan ama qaliin, hadda waa waqtigii aad ka faaโ€™iideysan lahayd khibraddiisa.



๐’๐€๐๐€๐๐€๐‡๐€ ๐Š๐„๐„๐๐€ ๐“๐ˆ๐Œ๐€ ๐ƒ๐€๐€๐ƒ๐€๐’๐‡๐€๐ƒ๐ƒ๐€(๐™‡๐™– ๐™ ๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐˜ฟ๐™๐™–๐™ฆ๐™–๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ž๐™ง๐™ฉ๐™š๐™š๐™ฃ๐™– ๐™ˆ๐™–๐™ฆ๐™–๐™–๐™ง๐™ ๐™–, ๐™๐™ž๐™ข๐™–๐™๐™–, ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐˜พ๐™ž๐™™๐™ž๐™ฎ๐™–๐™๐™–)
25/03/2026

๐’๐€๐๐€๐๐€๐‡๐€ ๐Š๐„๐„๐๐€ ๐“๐ˆ๐Œ๐€ ๐ƒ๐€๐€๐ƒ๐€๐’๐‡๐€๐ƒ๐ƒ๐€

(๐™‡๐™– ๐™ ๐™ช๐™ก๐™–๐™ฃ ๐˜ฟ๐™๐™–๐™ฆ๐™–๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ž๐™ง๐™ฉ๐™š๐™š๐™ฃ๐™– ๐™ˆ๐™–๐™ฆ๐™–๐™–๐™ง๐™ ๐™–, ๐™๐™ž๐™ข๐™–๐™๐™–, ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐˜พ๐™ž๐™™๐™ž๐™ฎ๐™–๐™๐™–)




24/03/2026

4 Sano oo ilmo'aan ah kadib cumar wuxuu ilaahey ku maneestey ubad kadib booqashadiisi isbitaalka kalkaal qeybtiisa kilyaha kaadi mareenka iyo taranka Raga



๐Ÿ“ฃ Kalkaal Hospital ayaa qabanaya dood cilmiyeed muhiim ah oo ku saabsan badbaadada dhallaanka iyo carruurta, taas oo ay ...
24/03/2026

๐Ÿ“ฃ Kalkaal Hospital ayaa qabanaya dood cilmiyeed muhiim ah oo ku saabsan badbaadada dhallaanka iyo carruurta, taas oo ay ka qeyb geli doonaan khubaro caafimaad oo heer sare ah, si loo falanqeeyo caqabadaha iyo xalalka lagu yareyn karo dhimashada dhallaanka ee Soomaaliya.
๐ŸŽฏ Mawduuca Doodda (Panel Topic):
โ€œImproving Neonatal Survival in Somalia: Prevention and Management of Birth Asphyxia.โ€
๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Xubnaha Dood-Cilmiyeedka (Panelists):
* Dr. L*l Mohamud Mohamed
* Dr. Gesit Metaferia Amaru
* Dr. Ubah Farah Ahmed
* Dr. Mohamed Adan Ahmed
* Dr. Anfaโ€™ Farah Botan
* Dr. Fadumo Hirsi Hassan
๐ŸŽง Moderator:
Dr. Faduma Abdi Mohamed
Kulankan cilmiyeed wuxuu diiradda saari doonaa sida loo xoojin karo dadaallada lagu badbaadinayo dhallaanka cusub, gaar ahaan ka hortagga iyo maaraynta Birth Asphyxia, iyadoo la isku keenayo khibradda dhakhaatiirta carruurta, dhallaanka, iyo umulinta.
๐Ÿ—“ Taariikhda: 30 Maarso 2026
โฐ Saacadda: 03:30 PM
๐Ÿ“ Goobta: C Plus
Ku soo biir dooddan muhiimka ah si aan uga wada shaqeyno horumarinta daryeelka hooyada iyo dhallaanka ee Soomaaliya.

๐ˆ๐ฌ๐ค๐š ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐š๐ฅ๐ข ๐‹๐ข๐ง๐ค ๐ ๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฌ๐ž

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfj_QujBwH_YRXkOPdWn3YH2Sb28Ld6ymTIzpI64duF2AHvLA/viewform?usp=publish-editor




๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ŸšจMaalinta Sabtida ah, Isbitaalka Kalkaal si buuxda ayuu u shaqeyn doonaa.โœ… Dhammaan qeybaha isbitaalk...
20/03/2026

๐Ž๐ ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐Ÿšจ

Maalinta Sabtida ah, Isbitaalka Kalkaal si buuxda ayuu u shaqeyn doonaa.

โœ… Dhammaan qeybaha isbitaalka waa furan yihiin
โœ…Qaybaha Bukaan socodka
๐Ÿš‘ Qeybta Emergency-ga-na 24/7 way shaqeyneysaa




19/03/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐„๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค โœจ๐ŸŒ™

Eid wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Howlwadeenada Isbitaalka Kalkaal waxay idiin rajeynayaan Ciid farxad leh oo ku dheehan caafimaad, nabad, barwaaqo iyo is jacayl.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii bisha soon , hana naga dhigo kuwii ku guuleysta kheyrka iyo barakada maalmahan barakaysan.


โค๏ธ

๐ŸŒ™โœจ ๐„๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค โœจ๐ŸŒ™Eid wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan....
19/03/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐„๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค โœจ๐ŸŒ™

Eid wanaagsan dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Howlwadeenada Isbitaalka Kalkaal waxay idiin rajeynayaan Ciid farxad leh oo ku dheehan caafimaad, nabad, barwaaqo iyo is jacayl.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana naga dhigo kuwii ku guuleysta kheyrka iyo barakada maalmahan barakaysan.



โค๏ธ

19/03/2026
๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป
17/03/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป




17/03/2026

๐ƒ๐ซ.๐ƒ๐š๐ฎ๐ ๐ข๐ฌ๐ฑ๐š๐š๐ช ๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ฌ oo ah khabiir mudo 40 sano ah kasoo shaqeynayey arimaha daawada iyo badqabkeeda ayaa inala wadaagaya Ciwaan kooban oo ku saabsan Awooda daawada .



16/03/2026

inta lgu gudo jiro bisha ramadaan sidee loola tacaamula xaaladaha caafimad ee degdega ah


Address

Digfeer Road, Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalkaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Kalkaal Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category