Somali National Paralympics Committee

Somali National Paralympics Committee The SNPC is an organization registered as an autonomous organization with activities linked to the p

28/08/2024

Opening Ceremony Paris 2024 Paralympic Games

Somali National Paralympics Committee waxaa taariikh u ah in markii sadaxaad oo xiriir ah ka qeyb gali masraxa ugu weyn ...
23/08/2024

Somali National Paralympics Committee waxaa taariikh u ah in markii sadaxaad oo xiriir ah ka qeyb gali masraxa ugu weyn aduunka ciyaaraha dadka baahiyaha gaarka ah qabaan ee sannadkan lagu qabanayo magaalada Paris ee dalka France.

Maxaa Soomaliya ku matali doona ciyaaryahay Mahdi Abshir Omar oo ku tartami doona Athletics, Shot Put class F57.



GOLAHA GUUD EE GUDDIGA CAALAMIGA AH PARALYMPIC AYAA KU SHIRAYA BAHRAIN!Guddiga caalamiga ah ee Paralympic ayaa magaalada...
28/09/2023

GOLAHA GUUD EE GUDDIGA CAALAMIGA AH PARALYMPIC AYAA KU SHIRAYA BAHRAIN!

Guddiga caalamiga ah ee Paralympic ayaa magaalada Manama ee dalka Bahrain ku qabanaya shirweynaha 21- ee Guddiga caalamiga ah ee Paralympic sanadkan 2023.

Shirkan oo ay ka qayb galayaan in ka badan 300 xubnood oo ka kala socdo dhammaan xubnaha 209-ka ah ee IPC,International Federations, Regional Organisations, iyo International Organizations of Sports ee dadka baahiyaha gaarka ah qaba, ayaa diiradda lagu saari doonaa diyaargarowga ciyaaraha Paralympic ee sanadda 2024 lagu qaban doono Magaalada Paris ee dalka France

Guddoomiyaha guddiga Paralympic Soomaaliyeed Mudane Cali Axmed Maxamuud ayaa Soomaaliya ku matalaya shirkan, oo socon doono ilaa 29 September, isagoo la kulmi doono xubna matalaya guddiyada dhiggiisa ah ee ka socda wadama kazoo qayb galay, si loo hormariyo dhaqdhaqaaqyada Paralympic Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka.

Ciyaartoyda Soomaaliyeed ee baahiyaha gaarka qaba ayaa markale ka qayb gali doono ciyaaraha Paralympic ee Paris ka dhacaya, iyagoo sidoo kale ka qayb galay ciyaarihii ugu dambeeyay ee ka dhacay Tokyo Japan sanadkii 2020.

08/07/2023

Somali Amputee Football

Address

Behani Street Shibis District
Mogadishu
00252615562209

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615562209

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali National Paralympics Committee posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali National Paralympics Committee:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram