11/05/2026
Biya baxa dag daga ah (premature ej*******on) waa xaalad rag badan la nool yihiin, waxaana jira xalal iyo daaweyn looga gudbi karo ama lagu xakameyn karo. Guud ahaan labo nooc ayuu u kala baxaa:
1. Nooca koowaad: Acquired Premature ej*******on.
Noocan waxaa keena dhibaatooyin caafimaad ama xaalado kale sida:
• infection ku dhaca kaadi mareenka iyo qanjirka prosatate ka
• Isbedel ku yimaada hormoonnada
• Cabsi iyo stress
• Xiriirka lamaanaha oon wanaagsaneyn
• Neerfayaasha xubinta taranka oo dareen badan gudbiya.
Haddii sababta saxda ah la ogaado, daaweyntiisa iyo xalkeedaba waa la heli karaa.
2. Nooca labaad: congenital Premature ej*******on
Noocan wuxuu la xiriiraa maskaxda iyo sida qofka jirkiisu ula qabsaday biya baxa dag daga ah. Maskaxda ayaa bixisa amar dagdag ah, taasoo keenta biyabax dhaqso ah.
Noocan sidoo kale waa la xakameyn karaa, gaar ahaan haddii la isticmaalo farsamada loo yaqaan Start and Stop Technique, oo qofka ka caawisa inuu xakameeyo waqtiga biyabaxa isla markaana kordhiyo waqtiga.
Hadii aad la nooshahay xanuunkaan nagu soo booqo RIJAAL HOSPITAL, insha ALLAH xal ayaan kuu heli doonaa. 612153175