08/05/2024
Gobalada soomaaliya waxaa fara ba,an ku haya xanuunka daafka oo ay ka mid tahay Caasimada Soomaaliya ee Mugadisho iyo magalada baled weyn
Daafku waa caabuq ku dhaca indhaha qeybtooda cad, waxaana lagu gartaa indhaha oo gaduuto, cuncun ama dheecaan indhaha ay yeeshaan kaas oo noqon kara mid adag ama mid biyo oo kale ah.
Waxyabaha keena waxaa ka mid ah feyriska,bakteriyada iyo caabuqyada kala duwan ee ku dhaca indhaha.
Balse sida hada uu ufaafaya Daafka waxey ubadan tahy in uu keenay Virus .
Astaamaha lagu garto daafka waxaa kamid ah
●Cun cun indhahaha ah.
●Habeenkii oo isku dhagaan indhaha.
●dheecan midibkiisa badalan yihin oo ka yimaada indhaha.
●Indho xanuun.
Haddaba Toloyinkaan qaado Si aad ugu hor tagto
1.Ha ku taaban indhahaaga gacmahaaga hadi ah ku cun cunaan .
2.Dhaq gacmahaaga marar badan siba markad gurigaada galeysid ama gobtaada shaqo .
3.Isticmaal shukumaan nadiif ah .
4.Ha lawadaagin sheyaasha adiga ku gooni ah cid kale sida Okiyalaha .
5.Ha la wadaagin waxyaabaha indhaha la isku qurxiyo ama waxyaabaha gaarka ah ee daryeelka indhaha Siba gabdhaha Isticmaala salonada
6. Hadi aad dareenta xanun ama indhaha oo isku dhagaha u tag dhakhtarkaaada waxaa laga yabaa in uu ku qoro boomaatada indhaha sida TTC ama uu ku siiyo goojada indhaha lagu dhibciyo.
Dr mudaale omar
Share pls