Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare

Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare Xafiisyada Sh Rusheeye Yare
Muqdisho🇸🇴 0614559797
Kenya🇰🇪+254 794449940
Gaalkacyo 0904521040
Burtunle 0904637777

05/02/2026

JINKA NUUCA BADA DADKA KASOO RAACA

03/02/2026

Subxana Allah ! Xanuuna Lagu Wareeray Ka Dib Shifada Garowe Ee Sheikh Rusheeye Yare iyo Sheikh Omar Albaani ( Naaibka Sheikh Rusheeye )

02/02/2026

Sheikh Abdirizak jiir oo ka war bixiyay Yussuf Dhukow oo la xanuusan jiro qalqi fara badan aan ku dhicin baa ku dhacay……… umda soomaaliyeed waxaa ka codsanayaa inay

Mpesa 0720965383
PAY PILL 247 247
EQUITY TILL NO. / ACCOUNT NO. 0720965383
ACCOUNT NAME YUSSUF AHMED MOHAMED

30/01/2026

Hooyo wax Sixreysa Waa ii koow Maamada dhashay Wiilkii qabay ayaa Sixirtay

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِCinwaan: Biyo La’aan Ma Aha Qaddar Keliya, Waa Qaylo Shacab SoomaaliyeedSheikh Abd...
30/01/2026

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
Cinwaan: Biyo La’aan Ma Aha Qaddar Keliya, Waa Qaylo Shacab Soomaaliyeed
Sheikh Abdullahi Omar Abdi Daawle (Sheikh Rusheeye Yare)
Muwaadin Soomaaliyeed
Mudane Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 🇸🇴,
Waxaan ku hadlaya anigoo ah muwaadin Soomaaliyeed oo qalbigiisu ka gubanayo waxa ka socda dalkiisa. Abaaraha iyo biyo-la’aanta maanta ka jirta Soomaaliya ma aha war la iska gudbiyo, ee waa naf harraad u dhimanaysa, waa carruur oon la seexanaya, waa hooyooyin Ilaahay u qayshanaya ilmadooda.
Biyo la’aantu waa imtixaan Alle,
laakiin ka aamusi waa imtixaan hoggaan.
Mudane Madaxweyne,
Ceel biyo ah oo maanta la qodo wuxuu ka miisaan culus yahay hadal badan oo berri la yiraahdo. Shacabku ma sugayaan balan, waxay sugayaan fal degdeg ah.
Waxaan kaa codsanayaa adiga oo ah hoggaamiyaha dalka:
In biyaha laga dhigo mudnaanta koowaad ee qaranka,
In si toos ah loo gaadho dadka abaartu saamaysay,
In aanan la iska indho tirin harraadka Soomaaliyeed.
Taariikhdu way qori doontaa,
ma aha cidda hadashay,
ee waa cidda dadkeeda badbaadisay.
Alle ha kuu fududeeyo xilka culus ee aad siddo,
hana kaa dhigo Madaxweyne lagu xasuusto badbaadinta dadka harraadsan.

Mala Dhibantahay Xanuunada Ruuxiga Ah Sida 1-Isha  2- Sixirka. 3-Xasadka  4-Jinka Oo Ma Dreentaa  Xaaladahaani Oo Ah Mad...
28/01/2026

Mala Dhibantahay Xanuunada Ruuxiga Ah Sida

1-Isha 2- Sixirka. 3-Xasadka 4-Jinka

Oo Ma Dreentaa Xaaladahaani Oo Ah

Madax Xanuun

Wareer

Lalabo

Hurda La,Aan

Dabiicad Xumo

Awoodo Oo Kugu Yar

Culeeys Joogta Ah

Jawaap Taadi Hadey Haa Tahay Xalkaadi Ugu Haboo Waa In Aad Heshaa زيت غفوة ألملك

Nagala Soo Xiriir Kenya 🇰🇪 +254794449940
Ama Muqdisho Somalia 🇸🇴 +2526+4559898 Ama Puntland Somalia 🇸🇴 +252904637777

28/01/2026

Xarunta Nairobi Sheikh Rusheeye Yare Shaqada Cilaajka Waa Free ama Lacag La'aan

“Kituo cha Sheikh Rusheeye Yare – Nairobi
Matibabu ya ruqyah: Bure (bila malipo)”

26/01/2026

Guurka Kaa Cuslaada iyo Shukaansiga Maxaa Sababai Kara Xarunta Sheikh Rusheeye yare are Garowe iyo Sheikh Omar Albaani

Sheikh Rusheeye Yare oo Ka Shaqo bilaabay Xaruntiisa Kenya ee Nairobi is Diiwan galinta waa ay Socotaa oo Lasoo Xiriir +...
23/01/2026

Sheikh Rusheeye Yare oo Ka Shaqo bilaabay Xaruntiisa Kenya ee Nairobi is Diiwan galinta waa ay Socotaa oo Lasoo Xiriir +254 794449940

Sh Jini Ceejiye Muqdisho: 0614559898
Sh Cumar Albaani Garoowe: 0904 637 777
Sh Cali dheere Gaalkacyo: 0904521040

23/01/2026

Maxaa Shalay ka dhacay Xarunta Daarul Towba ee Muqdisho

Address

Isgoyska Bar Ubax
Mogadishu

Telephone

+252611186060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Ruqyah Sh Rusheeye Yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram