Sh Rusheeye Yare

Sh Rusheeye Yare Xafiisyada Sh Rusheeye Yare
Muqdisho🇸🇴 0611186060
Kenya+254 794449940
Garowe 0904637777

Tiro Dad Oo Careeysan Iyo 15 My Oo Cabsho Ah Yaa Fahmayo Hada Lkn Waqtiga Fahanka ( 2026 )
23/04/2026

Tiro Dad Oo Careeysan Iyo 15 My Oo Cabsho Ah

Yaa Fahmayo Hada Lkn Waqtiga Fahanka ( 2026 )

Shaqaan Ku Jiraa Su,Aal Hadii La Iga Weydiiyo Ma Aqaani   Waa Cajiib Dadk Mucaalijiinta Ah Waxaan Ka Rabaa In Ay Ka Jawa...
23/04/2026

Shaqaan Ku Jiraa Su,Aal Hadii La Iga Weydiiyo
Ma Aqaani Waa Cajiib Dadk Mucaalijiinta Ah
Waxaan Ka Rabaa In Ay Ka Jawaabaan Su,Aasha

17/04/2026

DEG. DEG. Xarunta Nairobi Ee Sheikh Rusheeye Yare Iyo Fursad Qiima Badan Bulsha Reer Nairobi

16/04/2026

8 Neef oo ido ah ayaa loo qalay 5 jinni oo Muslim ah, si loogu adeegsado dhibaateynta Gabadhan Muslimadda ah. Arrintan murugada leh waxaa ka dambeysay sodohdeed oo si aad ah u neceyd, una qorsheysay in ay kala fogeyso iyada iyo seygeeda.

15/04/2026

Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Dad Reer Muqdisho Ah Xarunta Sheikh Rusheeye Yare

15/04/2026

DEG. DEG. Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Bulashada Reer Garowe Xarunta Sheikh Rusheeye

08/04/2026

Wiil dhalinyara ah oo ku xareysnaa qeybta dhaqan celinta ee Xaruunta Sheekh Rusheeye Yare ayaa farriin u diray Waalidiinta ay caruurtooda isticmaalaan Balwadda

Calaamadaha muujinaya jinni ama shaydaan ku suganyahay  guryaha: Mararka qaar dhibaatada jinnigu ku hayo bini’aadamka wa...
07/04/2026

Calaamadaha muujinaya jinni ama shaydaan ku suganyahay guryaha:

Mararka qaar dhibaatada jinnigu ku hayo bini’aadamka waxay gaartaa guryahooda iyo hantidooda, waxaana jira calaamado cad iyo kuwo qarsoon oo ay ka mid yihiin:

1. Ku ciyaarista ama faragelinta qalabka korontada.

2. Hantida guriga oo meelo laga dhaqaajiyo.

3.Tuurnimo ama jebinta weelasha iyo alaabta guriga.

4. Dhagxaan lagu tuuro gudaha guriga.

5.Albaabada furan oo si kedis ah u is garaaca.

6.Alaabo qaar oo guriga yaalla oo la waayo gaar ahaan kuwa aan lagu xusin magaca Alle.

7. Dab ka kicid guriga dhexdiisa sabab la'aan.

8.guriga oo laga maqlo codad sida oohin, qaylo, taah ama qosol.

9. Maqalka codad u eg kuwa dadka guriga jooga.

10. Dhawaaq u eg dabayl xoog leh.

11. Maqalka codad iyo tillaabooyin ka socda saqafka guriga.

12. Ku muuqashada ama inaad aragtid qaab xayawaan sida mas, bisad ama xayawaan kale guriga dhexdiisa.

13. Dadka guriga deggan waxay dareemaan ciriiri iyo inay guriga neceb yihiin.

14. Dareen ah in qof kale kula joogo guriga.

15 . Dareen ah in qof ku daba socdo, laakiin marka uu soo jeesto uusan cidna arkin.

W/Q : sh.rusheeye yare.

Address

Isgoyska Bar Ubax
Mogadishu

Telephone

+252611186060

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh Rusheeye Yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share