Dr. Awil

Dr. Awil Dhaqtarka Kelyaha, Kaadi-mareenka iyo Taranka Ragga.

25/05/2025

MARAGFURKA BUKAANKA, Xanuunka Gallaha xaalkisu ma'ahan kaliya , wala daawayn kara qaliin la'aan, Lakulan Dr. Awil .

14/05/2025

Haddi aad ladhibantahay ciladahaas lakulan Dr. Awil si aad uhesho xal waara inshaaAllah.

08/05/2025

MARAGFURKA BUKAANKA: xaalkisu ma'ahan kaliya , bukankan oo isbitaalo badan so maray oo lagu yiri qaliinba tahay, ayaan usheegay baaritaan kadib inuusan ahayn heerki qaliinkana uusan gaarin, Wana Kan asagoo ka warbixinaaya xaaladisa.

Bukaan kasto qaba micnaheedu ma'ahan inuu ubaahanyahay, waala daawayn kara.

07/05/2025

Malagaa sheegay xanuunka oo ma ladhibantahay, ilaa iyo hadana wax xal ah ma'uladahay, Sooboqo Dr. Awil si aad uhesho daawayn iyo latalin kusaabsan xanuunka .

05/05/2025

Hamiyaridu waa xaalad ladawayn karo, iska daawe oo nagu soobooqo isbitaalka.

02/05/2025

Mahadnaqa bukaanka, Canshuur sheikh muxuyadin Ali, waxu in Muda ah la xanuunsana dhagaxaan kaga jiray Kelyaha, dawayn kadib dagaxaanti wakaso baxeen waa Kan ka waramaaya xaaladisa caafimaad iyo wuxu hada dareemaayo.

29/04/2025

MARAGFURKA BUKAANKA, Gallaha ama varicocele-ka xaalkisu qaliin kaliya ma'ahan waa ladawayn kara qaliin-la'aan ayadoo loofiirinaayo Gradka(Heerka) uu maraayo iyo samayntiisa, Naguso booqo xarunteena isbitaalka oo lakulan Dr. Awil.

09/04/2025

Maragfurka bukaan qabay xanuunka Gallaha.

07/05/2024

Sababaha Keeno Hami Yarida Ragga.

Address

Muqdisho

Telephone

+252619038275

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Awil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Awil:

Share