Gollaha Daguuro Murusade

Gollaha Daguuro Murusade Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gollaha Daguuro Murusade, Family Therapist, maka al mukarama, Muqdishow.

Walaalaheen Majabe sabti maanta waxa ay sameyeen wax wanaagsan oo lagu amaani karo waxaan ka sugeynaa in ay dib reerka u...
29/01/2026

Walaalaheen Majabe sabti maanta waxa ay sameyeen wax wanaagsan oo lagu amaani karo waxaan ka sugeynaa in ay dib reerka ugu soo celiyaan degmadii wardhiigleey oo ay iyaga u badan yihiin gacana aysan ku heynin

Wax walbo waa in la saxaa Hassan macalin iyo dhegdheer howshaas ha galaan hadii aa nahay Beesha Daguuro Murusade waan garab taaganahay walaaheen Majabe sabti ama Beesha sabti

22/01/2026
Waxaan hambalyo leenahay Emad Abdi oo soo dhameestay waxbarashadiisa uu ka diyaarinayay Jaamacadda Western Brittany, gaa...
22/01/2026

Waxaan hambalyo leenahay Emad Abdi oo soo dhameestay waxbarashadiisa uu ka diyaarinayay Jaamacadda Western Brittany, gaar ahaan faculty of Maritime Operations.

Sidoo kale Captan Emad wuxuu diyaariyay military operations and leadership, uu ka diyaariyay Akadeemiyadda layiraahdo Al Ghanem Naval Academy in Qatar.

Waxaan leenahay Guulo kale ayaan ku rajeyneynaa, qarankaaga ayaad wax usoo baratay waxaana rajeyneynaa inaad kasoo dhalaasho kaalintaada horumanineed ood aqoontaada dib ugu celiso qarankaaga.

17/01/2026

Maamulka Degmada Dayniile xitaa shaqadii Amniga Xaafadaha wuu Gebay haba ugu Darnaate waaxda Kurdamac gaar ahaan Aaga Laamiga Warlaliska oo Noqday Hooy aan Tuugada looga Daba Imaan Dadki Xaafada kireystaha ku ahaayna ay Qaxayaan Maalinba Maalinta kadanbeysa!.

Sheeq cumar hadu umaleyo in Degmada uu kataliyo ay Xarunta bis tahay howshaas wax haka bedelo Asaga ayay masuuliyadda Guud wada saarantahy.

RAGGA Amniga guud kala shaqeyana howshaas ha u dhega nuglaadaano oo gudaha ha uso galaano waaxyaha degmadda.

09/01/2026

Xildhibaan jacfar abuukar Xureyntii degmada howlwadaag oo aan ku weynay kumanaan geesiyaal ah lkn gacanta beesha daguuro kuma jirto maxaa sababay wa suaal is weydiin mudan

reerkii u dhintay qabashada degmada howlwadaag kuna waayey dad badan gacantooda neh aysan ku jirin

Reer walba meesha uu u dhintaa iyagaa mamaulo gudoomiye ka ah reerkaan wey hurdaan matalaad buuxana way u baahan yihiin

09/01/2026

Murusadow qayla dhaanta joojiya qabkii awoowayaasheyn lahayeen iyo kartidii halkey idinka aaday!

Inaad tihiin curadki hawiye waa shaqayn waysay!
Inaad nabadoonimo qaadateen oo waxyabihi casri jaahiliga dhacay hadad xalay dhalay kanoqoteen waay shaqayn waysay oo qolo kalaa ciilan weli.

Hadad qoryihi dhigteen oo qanacsanan dowlad qaadaten waataas ilmihini iyo xasaskini hoyan la,yihin ee tolkaygow ficiin intuu fala waa lafalahe gacana hubka kuhaysta gacana nabada kuraadiya xaalku xili walba wuu is rogi karahee hakaraama seegina

Dhowr iyo toban baabuur oo tikniko ah ayaa ka gudbay dhanka Warshadaha, kuwaas oo ka mid ah 30 tikniko oo la sheegay in ...
08/01/2026

Dhowr iyo toban baabuur oo tikniko ah ayaa ka gudbay dhanka Warshadaha, kuwaas oo ka mid ah 30 tikniko oo la sheegay in caawa lagu weerari doono degmada Deyniile.

Hassan Sheikh Mohamud oo dhaar ku maray in uu laay doono Beesha murusade hadii ay diidaan barakicinta iyo dhul boobka

Dolwadii Hassan Sheikh Mohamud waa taas somaaliyeey
08/01/2026

Dolwadii Hassan Sheikh Mohamud waa taas somaaliyeey

07/01/2026

Dhacdadii ka dhacday deegaanka Warlaliska waxay noqotay mid gilgishay damiirka bulshada, isla markaana su’aalo waaweyn ka dhalisay doorka ay ku lahaayeen qaar ka mid ah muwaadiniinta lagu eedeeyay in ay ku lug yeesheen qalalaasaha sababay khasaaraha naf iyo maalba leh.

Sida ay sheegayaan warbixinno kala duwan iyo aragtiyo ka imaanaya bulshada deegaanka, Daahir Gacamey oo ah muwaadin dhul ku leh Warlaliska, ayaa lagu eedeeyay in uu ka mid ahaa shakhsiyaad door ka qaatay kicinta iyo hagidda ciidamadii goobta yimid. Waxaa sidoo kale la tilmaamay in Daahir uu ku dhex jiray shabakad dallaaliin ah oo lagu eedeeyay gudbinta xog aan sax ahayn oo lagu marin-habaabiyay hay’adaha dowladda, isaga oo isu ekaysiinaya qof deegaanka metelaya, balse si dhow ula shaqeynaya kooxo dano gaar ah ka lahaa dhulka la isku hayay.

Inkasta oo Daahir uu si joogto ah u hadal hayo burburka dukaankiisa, haddana doodda taagan ayaa ah in khasaaraha hantida uusan ka weynaan karin mas’uuliyadda ka dhalatay khasaaraha naf ahaaneed iyo dhaawacyada lagu soo warramay in ay ka dhaceen goobta. Sida ku cad mabda’a mas’uuliyadda muwaadinnimo, qof kasta oo door ku leh abaabul, hagid ama fududeyn fal sababa dhimasho ama dhaawac shacab, waxaa saaran waajibaad sharci iyo mid anshaxeed.

Dhinaca kale, Macallin Mahdi, oo isla hayb la ah Daahir, ayaa lagu dhaliilay hadallo si qabiil ku dheehan yahay uga jeediyay arrinta Warlaliska. Hadalladiisa waxaa si gaar ah loogu eedeeyay in uu yareeyay ama dafiryay jiritaanka khasaare naf ahaaneed, taas oo sii hurisay xanuunka iyo caro ka dhalatay bulshada dhexdeeda.

Meel-marinta hadal noocaas ah, gaar ahaan xilli ay jiraan dad la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen ama ku dhinteen, waxay dhaawac ku tahay wadajirka bulshada iyo run raadinta.

Hassan Sheikh Mohamud waxa uu u socdaa xasuuqa shacabka iyo Beesha Murusade Somali maxay ka sugayaan qof reerkii hawiye ...
06/01/2026

Hassan Sheikh Mohamud waxa uu u socdaa xasuuqa shacabka iyo Beesha Murusade Somali maxay ka sugayaan qof reerkii hawiye dhulkoodi uu ka nabad gali la yahay waa waxba!

Address

Maka Al Mukarama
Muqdishow

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollaha Daguuro Murusade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gollaha Daguuro Murusade:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram