AL-Ihsan Eye Clinic

AL-Ihsan Eye Clinic Isbitaalka waxaa marwalba ka heli doonta adeeg tayo sare leh oo lagu kalsoonaan karo..

Ramadan Mubarak
17/02/2026

Ramadan Mubarak

Tacsiإنّا لله وإنّا إليه راجعونDhamaan maamulka, dhakhaatiirta iyo shaqaalaha isbitaalka Al Ihsan Eye Clinic Dr Abdikari...
17/12/2025

Tacsi
إنّا لله وإنّا إليه راجعون
Dhamaan maamulka, dhakhaatiirta iyo shaqaalaha isbitaalka Al Ihsan Eye Clinic Dr Abdikarim Goodman , oo ugu horeeyo Dr Abdikarim Goodman, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan. Dr Mohamud Ahmed mohamed
( DR SHIINE) iyo qoyskiisa, iyagoo Alle SWT uga baryaya inuu naxariistii Janno ka waraabiyo Xaji Axmed Maxamed, oo ahaa Dr shiine aabihii.

Waxaanu Alle uga rajaynaynaa inuu marxuumka ka aqbalo camalkiisii wanaagsanaa, kana yeelo kuwa Jannatul Firdows lagu abaalmariyo, isla markaana samir iyo iimaan buuxa ka siiyo dhammaan ehelka, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxay.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
Alle ha u naxariisto, Aamiin.
اللهم اغفر له وارحمه، وعافه واعفُ عنه،
وأكرم نزله، ووسّع مدخله،
واغسله بالماء والثلج والبرد،

Address

Degmada Wadajir Isgoyska Korontada Kaso Horjeedka Kaalinta Shidaalka Jazeera
Muqdishu

Telephone

+252618450444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL-Ihsan Eye Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category