MAKA EYE speciality center

MAKA EYE speciality center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MAKA EYE speciality center, Hospital, Degmada wadajir isgoyska Korontada kaso horjeedka kaalinta shidaalka jazeera, Muqdishu.

24/07/2025

Cabirka Aragaaga Isaga Sax Ramadan Eye And Medical Center waxaa ka hawl galo subax iyo Galab Dr Abdikarim Mustafa -Dr Goodman ..

゚viralシfypシ゚viralシalシ

20/07/2025
15/07/2025

🌟 Calaamadaha Indho Qalleelka! 👁️💧

😣 Ma isku aragtay calaamadaha indho qaleelka?

Indho qalleelku waa xaalad caadi ah, waxayna yeelan kartaa calaamado badan oo dhib badan.

✅ Calaamadaha ugu badan:
✨ Indho gubasho ama xanuun
✨ Dareen ah in isha qashin ku jiro camal(sandy or gritty feeling)
✨ Indho casaan (hyperemia)
✨ Aragti daciif ah, si gaar ah marka la akhrinayo ama kombiyuutarka la isticmaalayo
✨ Biyo badan oo indhaha ka yimaada (reflex tearing)
✨ Dareen culeys ama daal indhaha ah
✨ Xasaasiyad iftiinka (photophobia)

💡 Xalka?
➡️ U tag dhakhtarka indhaha si laguu baaro.
➡️ Isticmaal daawada Dr ka ku qoro...

Qof indho caafimaad qaba ayaa nolol wax tar leh samysan kara...Ku dadaap Caafimaadka indhahaaga.....
04/01/2024

Qof indho caafimaad qaba ayaa nolol wax tar leh samysan kara...

Ku dadaap Caafimaadka indhahaaga.....

03/01/2024

Asc, maalin wanaagsan....

Address

Degmada Wadajir Isgoyska Korontada Kaso Horjeedka Kaalinta Shidaalka Jazeera
Muqdishu

Telephone

+252618450444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MAKA EYE speciality center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category