Karkaar Health Institute -KHI

Karkaar Health Institute -KHI collage

Dhamaan bulshada reer qardho cawa waxan ku martiqadayna inay nagala so qayb galaan daahfurka machadka Saylaan College iy...
27/07/2023

Dhamaan bulshada reer qardho cawa waxan ku martiqadayna inay nagala so qayb galaan daahfurka machadka Saylaan College iyo mideynta labada machad karkaar iyo Hogol college.

Hashi hotel iyo bacdal makhrib.

Ardayda machadka caafimadka Karkaar Health Institute -KHI aya maanta qaatay tababar kusaabsan xirfada gacan qabashada mi...
13/05/2023

Ardayda machadka caafimadka Karkaar Health Institute -KHI aya maanta qaatay tababar kusaabsan xirfada gacan qabashada mihnada caafimadka.

22/03/2023

Waxa si habsami leh kuso idlaaday examka oralka ardayda machadka karkaar. Dhaman ardayda waxan u rajaynayna natiijo wangsn.

Ardayda senior ka machadka caafimaadka karkaar ayaa shalay u bilaamy OSCE exam.Kuliyadaha kala ah NursingMidwifery Labor...
20/03/2023

Ardayda senior ka machadka caafimaadka karkaar ayaa shalay u bilaamy OSCE exam.

Kuliyadaha kala ah
Nursing
Midwifery
Laboratory

Dhamaantin waxan idin rajaynayna guul iyo inaad ka heshaan natiijo wangsn.


Ardayda senior classeska ayaa galabta ufariistay final written exam ka machadka karkaar.Dhamaan waxan urajaynayna natiij...
04/03/2023

Ardayda senior classeska ayaa galabta ufariistay final written exam ka machadka karkaar.

Dhamaan waxan urajaynayna natiijo fiican iyo in si nabada uguso gaba gaboobo.


Waxaa shalay oo bishu ahayd 17bisha bilaamay final examka ardayda semester one ee sanad dugsiyeedka 2022-23.Dhamaantin w...
18/12/2022

Waxaa shalay oo bishu ahayd 17bisha bilaamay final examka ardayda semester one ee sanad dugsiyeedka 2022-23.

Dhamaantin waxan idin rajaynyna guul inuu idinkuso idlaado.


Machadka caafimadka karkaar health institute iyo jaamacada bariga afrika faraceeda qardho oo wada gaaray heshiis wada sh...
09/11/2022

Machadka caafimadka karkaar health institute iyo jaamacada bariga afrika faraceeda qardho oo wada gaaray heshiis wada shaqayn ah.

Machadka iyo jamacada ayaa isla gartay in ardayda dhamaysata machadka ay si toosa ugu biiri karaan jaamacada markay dhameeyan machadka.

Ugu dambayn labada maamul ayaa kala saxiixday hishiis midkaas oo isku raaceen labada darafba.

Mchadka caafimadka karkaar wuxu ugu bushaaraynaya dhamaan ardayda jecel barshada caafimaadka in isdiiwan gelintu kasocot...
06/09/2022

Mchadka caafimadka karkaar wuxu ugu bushaaraynaya dhamaan ardayda jecel barshada caafimaadka in isdiiwan gelintu kasocoto xafiiska machadka.

Horay ugaar inta aysan kaa xirmin isqoristu.

Kala xiriir 7737071/ 7701432

Mid term exam semester three classesMidwiferyLaboratory Nursing Karkaar health ugu imow goob waxbarsho oo diyaarsan kana...
05/09/2022

Mid term exam semester three classes

Midwifery
Laboratory
Nursing

Karkaar health ugu imow goob waxbarsho oo diyaarsan kana haqab tiraysa ardayga barashada caafimaadka

Ma tahay arday jecel barashada xirfada gargaarka deg dega ah. Haday jawaabtadu tahay ha. Machadka caafimadka karkaar wux...
12/06/2022

Ma tahay arday jecel barashada xirfada gargaarka deg dega ah. Haday jawaabtadu tahay ha.
Machadka caafimadka karkaar wuxuu bixinaya tababar ku saabsan gargaarka degdega ah oo soconaya mudo bil ah.
Hada iska soo diiwan geli xafiska machadka ama la xiriir numbarada kala ah
7737071 ama 7793415.

FG. Ardaygu wuxuu helaya shahaada mujinaysa barshada xirfada gargaarka deg dega ah.

Hamblyo Hamblyo HambalyoWaxan halkaan farxada la qaybsanyna dhaman ardayda ka qalin badalaty machadka caafimadka karkaar...
25/03/2022

Hamblyo Hamblyo Hambalyo

Waxan halkaan farxada la qaybsanyna dhaman ardayda ka qalin badalaty machadka caafimadka karkaar Health Institute oo dhamaysaty kuliyadaha kala duwan ee caafimaadka.

Wa dufcadi 5aad ee ka baxda machadka.



Address

Behind Abdiladif Bilaal Primary School
Qardho

Telephone

+252906062592

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Karkaar Health Institute -KHI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Karkaar Health Institute -KHI:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram