Saed Yare

Saed Yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saed Yare, Doctor, SA, ED KARAAMO, Qardho.

Xikmad
23/03/2024

Xikmad

Kuwaani way Ambadeen  walle πŸ˜„πŸ˜„Dabin Ethiopia uu dhigtay bayna ku dhici doonan
26/12/2023

Kuwaani way Ambadeen walle πŸ˜„πŸ˜„
Dabin Ethiopia uu dhigtay bayna ku dhici doonan

Allow run ka Dhig
21/10/2023

Allow run ka Dhig

20/10/2023

πŸŒ™ JUMA πŸ•ŒMUBARAKπŸŒ™

❀TO🌿ALLπŸ•‹MUSLIMs❀️

πŸ’―AROUNDπŸ”°THE WORLD🌎

19/10/2023
Libin aan wiilal iyo gabdho udhiman Libin maaha waataas looqiray SSC maamul madax banan πŸ«‘πŸ‘‘
19/10/2023

Libin aan wiilal iyo gabdho udhiman Libin maaha waataas looqiray SSC maamul madax banan πŸ«‘πŸ‘‘

05/10/2023
War Dag Dag : NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay oo xirtay Sufyaan Sheekh Axmed Taakeeye oo ku noolaa Kenya.Waxey NISA kaso...
03/10/2023

War Dag Dag : NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay oo xirtay Sufyaan Sheekh Axmed Taakeeye oo ku noolaa Kenya.

Waxey NISA kasoo dajisay Muqdisho, kadibna wey xireen sida lagu sheegay Bogga SNTV.

Taakeeye ayaa lagu eedeyay inuu faafinayay afkaarta AS iyo wax lid ku ah Dowladnimada. Sida NISA sheegtay

Sidee u aragtaa Taakeeye oo dowladda gacanta kusoo dhigtay ?

03/10/2023

π‘΅π’‚π’™π’‚π’•π’Šπ’Šπ’”π’•π’‚ π’Šπ’ π’…π’–π’π’’π’‚π’‚π’…π’Œπ’‚ π’˜π’‚π’‚π’π’Šπ’…π’Œπ’‚ π’Šπ’π’ π’˜π’‚π’™π’ƒπ’‚ π’ˆπ’‚π’“π’‚π’π’‚π’šπ’ π’Šπ’π’ π’π’‚π’™π’‚π’“π’Šπ’”π’•π’‚π’š 𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂 π’–π’π’‚π’™π’‚π’“π’Šπ’”π’•π’ 𝒂𝒅𝒖𝒖𝒏 π’π’Š π’‚π’‚π’Œπ’‰π’Šπ’“π’π’ƒπ’‚

Madaxdii qaran OO hada uso dhamaaday kulan uu garwadeen ka aha mudane Lafta Gren waxa uu aha.Mid heshiis iyo isku laabax...
21/10/2021

Madaxdii qaran OO hada uso dhamaaday kulan uu garwadeen ka aha mudane Lafta Gren waxa uu aha.
Mid heshiis iyo isku laabaxadhnan leh alxd'lilaah weye marhadii la heshiiyay

Waxan kula talin inay ka dhabeeyaan

Naagta xun baa nin waxay uga daran tahay naar🀣
21/10/2021

Naagta xun baa nin waxay uga daran tahay naar🀣

Degmada : Rako Raaxo Bari Somalia
21/10/2021

Degmada : Rako Raaxo Bari Somalia

Address

SA, ED KARAAMO
Qardho

Telephone

+252906225744

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saed Yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Saed Yare:

Share

Category