Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Degmada Sheekh

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Degmada Sheekh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Degmada Sheekh, Medical and health, Sheekh , nuura, Sheikh.

Wafti baladhan oo u hogaminayo Wasiirka wasarada horumarinta cafimadkaJamuriyada somaliland dr bashiir hussein Ayaa korm...
25/07/2025

Wafti baladhan oo u hogaminayo
Wasiirka wasarada horumarinta cafimadka
Jamuriyada somaliland dr bashiir hussein
Ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanada hoosyimaada degmada sheikh
Gaara ahaan degmada goda wayn oouu ku wareejiyey gaadhi amplance loogu tala galay deegaanadaasi sidoo kale waxa loo dhagax dhigay
Tuulada goda yar xarun cafimada

15/06/2025

Wasarada caafimaadka degmada sheikh Waxay Maanta Oo ay taariikhdu tahay 15.6.2025 Cisbitaalka Degmada Sheikh Ka DaahFurtay Ololaha Dhiig shubista Oo Wasarada Horumarinta Caafimaadka Jsl U Astaysay In Dhamaanba Dalka Oo Dhan Laga Fuliyo.

Berbera, Somaliland –Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa maanta si rasmi ah uga furtay magaalada Berbera ee gobolka ...
09/06/2025

Berbera, Somaliland –Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa maanta si rasmi ah uga furtay magaalada Berbera ee gobolka Saaxil Tababarka Hirgelinta Habka Isku-dhafan ee Dabagalka iyo Ka Jawaabista Cudurrada (IDSRS), kaas oo ujeeddadiisu tahay in kor loo qaado aqoonta iyo xirfadda shaqaalaha caafimaadka si ay si hufan, degdeg ah, oo waxtar leh uga jawaabaan xaaladaha degdega ah ee la xidhiidha cudurrada faafa.

Tababarkan oo socon doona muddo afar maalmood ah, ayaa ah mid muhiim u ah tayeynta nidaamka caafimaadka dalka, gaar ahaan kor u qaadidda awoodda shaqaalaha caafimaadka ee goobaha Caafimaadka.

Munaasabadda furitaanka tababarka waxaa goobjoog ka ahaa Isuduwaha Caafimaadka ee gobolka Saaxil, Agaasime ku xigeenka Waaxda Qorsheynta iyo Horumarinta Siyaasadda, Madaxa Qaybta Gargaarka Degdegga ah ee Wasaaradda, iyo qaar ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee gobolka kuwaas oo ka mid noqon doona ka qaybgalayaasha tababarkan muhiimka ah.

Mas’uuliyiinta goobta ka hadlay ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la helo shaqaale caafimaad oo leh xirfad iyo aqoon ku filan si ay si degdeg ah ugu falceliyaan marka uu cudur dillaaco, iyagoo sidoo kale xusay in nidaamka IDSRS uu yahay hab casri ah oo la jaan qaadaya siyaasadaha caafimaadka ee caalamiga ah.

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa mar walba u taagan horumarinta nidaamka caafimaadka dalka, iyadoo mudnaanta siinaysa xoojinta dabagalka cudurrada, kor u qaadidda wacyiga shaqaalaha, iyo la socodka xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka.

Allah mahad leh
Abdishakuor Faahiye
Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda
Horumarinta Caafimaadka JSL.

18may ee degmada sheikh
19/05/2024

18may ee degmada sheikh

Anigoo ah Ismail Hussen C/laahi Ahna  maamulka Wasarada Caafimaadka Ee Degmada Sheikh Waxan dhammaan shaqaale  waynaha  ...
09/04/2024

Anigoo ah Ismail Hussen C/laahi Ahna maamulka Wasarada Caafimaadka Ee Degmada Sheikh Waxan dhammaan shaqaale waynaha wasaarada Hormarinta caafimaadka ee degmada Sheikh, Waxan Hambalyo Kusabsan Farxada Maalinta Ciidul fidriga awgeed la wadagayas dhammaan Shaqaale Weynaha Caafimaadka Ee Degmada Sheikh.

Anigoo ah Ismail Hussen C/laahi Ahna  Isuduwaha Wasarada Caafimaadka Ee Degmada Sheikh Waxan dhammaan shaqaale  waynaha ...
09/04/2024

Anigoo ah Ismail Hussen C/laahi Ahna Isuduwaha Wasarada Caafimaadka Ee Degmada Sheikh Waxan dhammaan shaqaale waynaha wasaarada Hormarinta caafimaadka ee degmada Sheikh, Waxan Hambalyo Kusabsan Farxada Maalinta Ciidul fidriga awgeed la wadagayas dhammaan Shaqaale Weynaha Caafimaadka Ee Degmada Sheikh.

26/03/2024
Maanta oo ay taariikhdu tahay 26.3.2024.Waxaan tagnay  schoolada degmada sheikh gaaro Dugsiga sare iyo hoose dhex .Korme...
26/03/2024

Maanta oo ay taariikhdu tahay 26.3.2024.
Waxaan tagnay schoolada degmada sheikh gaaro
Dugsiga sare iyo hoose dhex .
Kormeerkaaso ahaa mid aan ka wacyigelinaynay
Shuban dib uga bilaabmay xadka soomaaliland iyo Ethiopia u dhexaya .
Sidaasi silamida aan bilow no dadka in ka wacyigelino meelaha mihiimkaa .
Dhammaana wacyigelintaasi ay ka wada socoto xarumaha caafimaadka ee degmada sheikh
Dhammaanteed si maalinla.
Wacgalintaasi waxa nagu wahelinayey agaasimaha arimaha bulshada ,ururka sesa.
Oo qayb laxaadle ka qaatay oo iyagu ah ururka nagala shaqeeya dhanka caafimaadka oo aan aad iyo aad ugu mahad naqayno

Xaflada qalabka lagulakala wareegayey
02/08/2023

Xaflada qalabka lagulakala wareegayey

02/04/2023

Waxaan ku tagnay hawlshaqo
Tuulada godayar oo hoostimaada degmada sheikh
Kaasi uu ka dilaacay xanuunka shubanka ururka arimaha bulshada ka shaqeya ee sesa.
Shubankaasi waxaku geeriyooday 2caruura 40qof oo kalena soo daweynay ,waxaanan ku wareejinay
DWooyin

Dhexdhigii wadhaka caruurta[ ,peadtrict ward]Oo aan ka dhagax dhignay hospitalka degmada sheikhMudo dheerna laga warsuga...
02/03/2023

Dhexdhigii wadhaka caruurta[ ,peadtrict ward]
Oo aan ka dhagax dhignay hospitalka degmada sheikh
Mudo dheerna laga warsugayey baahi badana loo qabay

Address

Sheekh , Nuura
Sheikh

Telephone

+252634471165

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Degmada Sheekh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram