
19/07/2025
Qeybta ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ฎ๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ซ ๐ค๐ฎ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐ ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera waxay bixisaa adeegyo caafimaad oo casri ah oo ay fuliyaan dhakhaatiir iyo shaqaale khibrad sare leh iyaga oo adeegsanaya qalab horumarsan si loo sameeyo baaritaanno kala duwan.
Fadlan nagu soo booqo xarunteenna jidcaddaha Seybiyaano ee degmada Hodan.