Timir Primary and Secondary School

Timir Primary and Secondary School KUSOO DHAWOOW ISKUULKA HOOSE, DHEXE IYO SARE EE TIMIR Ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Timir Primary and Secondary School.

Waxaan nahay Dugsi Hoose, Dhexe, iyo Sare oo bixiya waxbarasho tayo sare leh, isla markaana diiradda saaro kobcinta aqoonta, akhlaaqda, iyo horumarka ardayda Soomaaliyeed.

Waa da'yar tahay, balse wadaniyaddeedu waa weyn tahay ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ
29/06/2025

Waa da'yar tahay, balse wadaniyaddeedu waa weyn tahay ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ

Sareeyow ma nusqaamow, aan siduu yahay eegne ee, kaana siib kanna saar๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿ’ช
26/06/2025

Sareeyow ma nusqaamow, aan siduu yahay eegne ee, kaana siib kanna saar๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿ’ช

Ubixii Dalka, Ardaynimo, waddaniyadnimo iyo Cawaale oo curtay 26 June 1960 ayuu kulansaday sawirkan ee 1K โค๏ธ iyo 1K Shar...
26/06/2025

Ubixii Dalka, Ardaynimo, waddaniyadnimo iyo Cawaale oo curtay 26 June 1960 ayuu kulansaday sawirkan ee 1K โค๏ธ iyo 1K Share ku sharfa ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Gabar wax baratay, waa hooyo ummad dhista.
19/06/2025

Gabar wax baratay, waa hooyo ummad dhista.

13/06/2025

Celebration of Grade 8 after National Examination

Ciid Wanaagsan Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda Ciidul Adxaa Farxad ku ciida.
06/06/2025

Ciid Wanaagsan Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda Ciidul Adxaa Farxad ku ciida.

Last examination of Grade 8
05/06/2025

Last examination of Grade 8

Hambalyo Fasalka 8aad oo noqday champion ๐Ÿ† of academic year 2024-2025
01/06/2025

Hambalyo Fasalka 8aad oo noqday champion ๐Ÿ† of academic year 2024-2025

Waxaa Furan Qabashada Ardayda Cusub.(๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐ง๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›, ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)
26/08/2024

Waxaa Furan Qabashada Ardayda Cusub.
(๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐ง๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›, ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

WARGALIN:๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎr๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ Timir  Primary & Secondary School  ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ...
02/02/2024

WARGALIN:

๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎr๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ Timir Primary & Secondary School ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐Ÿฌ๐Ÿฏ/๐Ÿฌ๐Ÿฎ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ถ๐—ฑ๐—บ๐—ผ.

Juma Wanaagsan
29/12/2023

Juma Wanaagsan

Arbaco 13/12/2023Waxaa noo qabsoomay kulanka shanaad  ee tartan aqooneedka.Fasalada Sannad Dugsiyeedka 2023-2024Waxaa ma...
19/12/2023

Arbaco 13/12/2023

Waxaa noo qabsoomay kulanka shanaad ee tartan aqooneedka.

Fasalada Sannad Dugsiyeedka 2023-2024
Waxaa maanta Tartan adag dhex marey fasalada kala ah:
Fasalka [7aad A] iyo Fasalka [5aad B]

Labada fasal waxay soo bandhigeen tartan wanaagsan
oo ku salaleysan aqoon iyo akhlaaq
Labada Fasal waxaa laweydiiyey Min 10 su'aalood
Fasalka 7aad Waxa hareer mareen 5 su'aalood
waxay si sax ah uga jawaabeen 5 su'aalod
Waxay heleen 10 dhibcood
Halka fasalka [5 aad B] Ayagana laweydiiyey 10 suaalood
Waxay hareer mareen 3 su'aalood
Waxay si sax ah uga jawaabeen 7 su'aalood
Waxayna faaideysi u heleen 1 dhibic
Sidaa darteed wadarta guud waxa ay heleen 13 dhibcood
dambeyn Waxaa guusha Raacdey Fasalka [5 aad B] ee Dugsiga Dhexe

Waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo

aan barwaaqo gaarne

Address

Mogadishu

Telephone

+252612338248

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Timir Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Timir Primary and Secondary School:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram