Family dental care

  • Home
  • Family dental care

Family dental care Waxaan U Taaganahay Daboolida Baahidiina. Astaanteena iyo Hadafkeena Gaarka ah Waa Mudnaanta Macaamiisheena.

06/07/2024

Qurx Afkaaga oo Soo Booqo Xarunteena


05/07/2024
02/07/2024

Maalinta Xoriyadda Gobolada koonfureed iYo Midowga Gobolada Waqooyi iYo Gobolada koonfureed Awgeed Waxaan Hambalyo udire...
30/06/2024

Maalinta Xoriyadda Gobolada koonfureed iYo Midowga Gobolada Waqooyi iYo Gobolada koonfureed Awgeed Waxaan Hambalyo udireynaa Dhamaan Shacabka SOOMAALIYEED Meel kasta oo ey joogan Hambalyo Sanad Guuro Wacan




Maka Cabaneysaa Cirid DhiigWaxaan kuu Heynaa xalkaaga
29/06/2024

Maka Cabaneysaa Cirid Dhiig
Waxaan kuu Heynaa xalkaaga


Waxaan Hambalyada Munaasabadda 26ka June udireynaa dhamaan Shacabka soomaaliyeed
26/06/2024

Waxaan Hambalyada Munaasabadda 26ka June udireynaa dhamaan Shacabka soomaaliyeed


Waxaan Guul u Rajeyneynaaa dhamaan Ardeyda Dugsiyada sare ee Maanta Imtixaanka u fariisaneysa.Rabbi Ha idinku guuleeyo D...
22/06/2024

Waxaan Guul u Rajeyneynaaa dhamaan Ardeyda Dugsiyada sare ee Maanta Imtixaanka u fariisaneysa.
Rabbi Ha idinku guuleeyo Dedaalkiina




DARYEELKA ILKAHA CARUURTA🤩
20/06/2024

DARYEELKA ILKAHA CARUURTA🤩


Maamulka iYo Dhaqaatiirta xarunta Daaweynta iYo Qurxinta Afka iYo Ilkaha Ee    Waxay  dhamaan bulsha weynta Soomaaliyeed...
15/06/2024

Maamulka iYo Dhaqaatiirta xarunta Daaweynta iYo Qurxinta Afka iYo Ilkaha Ee Waxay dhamaan bulsha weynta Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan Munaasabadda ciidul adha.
Rabbi Acmaasheena Haka dhigo Mid aqbal ah

#

Daryeel iYo Daaweynta  Afka iYo Ilkaha ah Waa Astaanteena
15/06/2024

Daryeel iYo Daaweynta Afka iYo Ilkaha ah Waa Astaanteena

Ilko Beerid Casri ah Weliba Damaanad leh ayaad ka heleysaan Xarunteena Isgoyska Howlwadaa..
13/06/2024

Ilko Beerid Casri ah Weliba Damaanad leh ayaad ka heleysaan Xarunteena Isgoyska Howlwadaa..


Dhagaxa KU Abuurma Ciridka
11/06/2024

Dhagaxa KU Abuurma Ciridka


Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252613337070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Family dental care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Family dental care:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Practice
  • Claim ownership or report listing
  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share