wanlaweyngeneral hospital

wanlaweyngeneral hospital Your health care is our priority
Caafimad kaga wa mudnantena

19/11/2022

Kuso dhawada wanlaweyngeneral hospital

Ogeysiis muhiim ah Dhamaan dadweynaha ku nool wanlaweyn iyo nawaxigeeda waxa la ogeysiinaa in ISBITALKA GUUD EE WANLAWEY...
19/11/2022

Ogeysiis muhiim ah

Dhamaan dadweynaha ku nool wanlaweyn iyo nawaxigeeda waxa la ogeysiinaa in ISBITALKA GUUD EE WANLAWEYN oo ku dhagan shirkada somtel uu iman doono dhaqtarka indhaha oo ku taqasusay qaliimada indhaha iyo daweyntooda.

Isdiiwaan galinta aya ka socota isbitaalka guud ee walaweyn fadlan ka faadaysi wacan.

Dhaqtarka ayaa joogi doona mudo kooban ee number ka yaan lagaa buuxin inshallaah.

Wixii Fafahin ah kala xiriir 610502288

Address

Wanlaweyn

Telephone

+252610502288

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when wanlaweyngeneral hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category