
01/10/2024
Macaamiisha qiimaha badan, Isbitalka DAWO CLINIC waxa uu bixinaya adeeg kombuterka uur ku jirka oo bilaash ah laga bilaabo 1 ilaa 20 October . Cisbitaalka wuxuu ku yaal Ceel Qalaw, Xasan Hilaac, Dagmada Wadajir Laxriir Ka faaideysi wanaagsan