Sagal Health Service

Sagal Health Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sagal Health Service, Medical and health, Sıhhıye.

20/10/2020

Asc walaalyaal, dhammaan *Jaaliyadda* *Soomaaliyeed*,
Waxaa laga furay wadanka Turkey shirkad ka shaqaysa adeega caafimaadka oo lagu magacaabo *SAGAL* *HEALTH* *SERVICE* kadib markaan hospitaalada kula kulanay dad soomaaliyeed oo badan dhibaatana ka mutay adeegga caafimaad iyo Af ee wadankaan.
Shirkada waxa ka shaqeeya *Hablo* Soomaaliyeed oo *dhaqaatiir* iyo *Nurse* iskugu jiro, kuwaso idinka caawin doona howl walbo cafimaad ku saabsan loogana baahanyahay wadankaaan.
Howlaha idin qaban doono Waxaa ka mida.
1. so saarida admissionka cafimaadka, Qofki wata warqada isbitalka digfer wxa uso sareyna warqada aqbalada hospitalka turkiga ku yaala waliba hal maalin gudehed ugu so sareyna
2. Lasocoshada bukanada ilaa isbitalka ayago helaaya qof luqada turkiga iyo tan cafimaadka sifican u yaqaan sifacana kaga dhadhicin karo xaldada iyo processka mareyso
3. so dhawaynta bukanada ayago laga so kaxeynayo airportka iyo dajinta guryo goglan o u diyaarsan hde daneynayan
4.sameynta sharciyada wadanka iyo so saarida caymisyada ayado sifudud lagugu sameynaayo adigo wado dheer o qarash bdan marin
*INSHA* *ALLAH* waxaa rajaynaynaa inaad idiin qabano adeeg hufan oo aad u riyaaqdaan dadka soomaaliyeedna uga bogsadaan dhibaatadii kasoo gaari jirtay dhanka caafimaadka iyo jidgooyooyinkii loo dhigi jiray.

Tell: +905539267718

Gobta shaqada wxe ku taala kızılay xawalada bakaal korkeeda

Kızılay mah. İzmir 1 cad. No: 9/19 Çankaya Ankara

20/10/2020

Address

Sıhhıye

Telephone

+905539267718

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sagal Health Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram