Dr Fathi Ali Araye

Dr Fathi Ali Araye Halkan ugu imow Tala iyo wacyigalin la xariirta cudurada ku dhaca dhimirka

Dr Fathi Araye psychiatry

Bright day and memorable day to me
28/07/2025

Bright day and memorable day to me

Always focus the future
14/11/2024

Always focus the future

31/07/2024
After long journey alhamdulilah
23/06/2024

After long journey alhamdulilah

Weekend mood
21/04/2024

Weekend mood

ENJOYABLE
15/04/2024

ENJOYABLE

08/01/2024

Anxiety disorder Xanuunada walwalka waa nooc ka mid ah xanuunada caafimaadka dhimirka, kaas oo abuuro walaac kuu diido i...
05/10/2023

Anxiety disorder

Xanuunada walwalka waa nooc ka mid ah xanuunada caafimaadka dhimirka, kaas oo abuuro walaac kuu diido inad si taaban u gudatid shaqa maalmeedkaga.
Calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah in aad darentid, argagaxa iyo cabsi aadan garan kareyn halka ay kaaga imaaday oo ay ku wehliso dhidid fara badan iyo garaaca wadnaha oo degdeg ah.
Waxaa LA soco kara xanaaq, hurda xumi, iyo daal fara badan.

Xanuunka Walwalka waxa uu ku badan yhy dumarka lkn ragana wuu sameyn karaa inta badan waxaa sababa in aad dhaxal ahaan uga heshid qoydkaaga iyo sido kale deegaan ka aad ku noshahay,
Waxa Kalo sababi kara xaalada cakiran ee nolashada soo mara ee ku werweriya (stress).
Waxuu leeyahay qeyba Kala duwan sida inad bulshada ka cabsatid la joogoda ama ka hor hadashid, inad ka baqdid xayawanka la dhaqdo, inad ka baqdid melaha dhaadheer ama melaha xiran, inad ka baqdid biyaha.

Xanuunkan Walwalka iyo cabsida waa LA daweyn kara mana ahan daweyntiisa wax culus ee Fadlan hadii aad isku aragtid la xariir dhaqtarka xanuunada dhimirka



Fathi Araye

Imisa nuuc oo maandooriye Kala duwan ah baa taqaanaa?Kuweena ugu badan o dalkena soomaaliya  laga helaa?
22/06/2023

Imisa nuuc oo maandooriye Kala duwan ah baa taqaanaa?
Kuweena ugu badan o dalkena soomaaliya laga helaa?

Juma Karim Ahbabi
16/06/2023

Juma Karim Ahbabi

Qabatinku (Addiction) waa in aad la qabsataa isticmaalka maandooriye sida khamriga, Cabidda Sigaarka, Isticmaalka Tubaak...
03/06/2023

Qabatinku (Addiction) waa in aad la qabsataa isticmaalka maandooriye sida khamriga, Cabidda Sigaarka, Isticmaalka Tubaakada, Daawoyinka, jaadka iyo Bunka (Coffee).
Ka bulsha ahaateena waxaa jira Waxyaaba badan oo aan u aragnay in qabitinkooda yahay ilbax halka qaarka kalana ay yihiin nolasha oo laga dhaco.
Bunka (Coffee) waxaa inta badan isticmaala dhalinyara fara badan Isla markaasna ku faana in ay qabatimeen isticmaalka Bunka
Halka dhanka kale dhintaasu dhaliilaayaan dhalinta kale ee qabatinta waxyaabaha kale ee so xusnay.

Bunka wa maandooriye sababa xanuunada dhimirka oo ahna mid ka mid ah waxaa u naqaano balwadda.

Adigu maka mid tahay dhalinta u arka ilbaxnimo iyo hurumar in uu yahay Qabatinka Bunka.

Dr Fathi Ali Araye

Maalin Waliba Somalia waxa la kulanaa dhibaatoyin saameeya maskax ahaan iyo jir ahaan oo nuuc kasta leh Nasiib wanaag In...
25/05/2023

Maalin Waliba Somalia waxa la kulanaa dhibaatoyin saameeya maskax ahaan iyo jir ahaan oo nuuc kasta leh
Nasiib wanaag Inta badan waxaa helnaa daryeel iyo gargaar jir ahaned oo isku howleen howlwadenada caafimadka lkn dhanka kale ma helno mid maskaxiyan ah.
Sidaas owgeed waxa marwaliba nagu sii bato saameynta ay nagu yeelato dhibaatadi oo xataa carqaladeesa mustaqbalkeena iyo Inaan dib uga soo kabano dhibtii.

Waxaa moodaa in aan lagu baraarugsaneen inta bdn waxa loo yaqaano gargaar ka degdeg ah ee dhimirka (psychological first aid)

Waana baahi aad u taagan



Dr Fathi Ali Araye

Address

Spaya Road
Jinja

Telephone

+256707429344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Fathi Ali Araye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Fathi Ali Araye:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category