Dr Safiyo qasim memorial clinic

Dr Safiyo qasim memorial clinic Medical/health centre

06/01/2023

🔴Locomotor Brachii on Physical

Exam Locomotor brachii is a prominent pulsation of tortuous brachial artery seen inh patients with severe aortic regurgitation and elderly patients with arteriosclerosis.

LATALINTA DHAQTARKA  badbaadi (save your kidneys)Waxaa sara u kacay dadka da'yarta ah ee la il daran xanuunada asiibada ...
06/01/2023

LATALINTA DHAQTARKA

badbaadi (save your kidneys)

Waxaa sara u kacay dadka da'yarta ah ee la il daran xanuunada asiibada kliyaha.
taaso oo loo sababeeyo arima kala duwan oo halis galin karo inaad weyso xubnaha ugu muhiimsan noloshadaaada..

📣Halkaan waxaan kuugu soo gudbin doonaa 6 waxyabood oo qatar weyn ku ah kiliyahaada.

💥(1) kaadida oo leesku celiyo am aad ka 🏃‍♂️ wehsato inaad suuliga aaado .
arintaan ayaa sabab u noqoto in kaadi heestaado dhaafto xadka keydinta taasi oo sababta in bacteriada ku jirto kaadida si dhaqsi ah isku badiso sababtana caabuq kaasi oo dib ugu laabta kliyaha kaanena xlad loo yooqaan oo ah infections daran oo kaa asiiba kilyaha.

💥(2) cusbada badan.🍚🍚

Ha ka qaadan cusbada wax ka badan 5.8 gm maalintii. waa khatar kale oo kuu qarsoone.

💥(3)ha cunin hilib badan 🍗🍗

Hilibka aya ka kooban proteins xajmi adag .
Markii jirku shiidaayo proteins ka waxaa la soo dayaa maado loo yaqoon taasi oo halis galisa shaqada kilyahab sababtana dhaawacyo daran oo kilyaha ah...
Hilib badan = dhawaac badan ee kildaaada.

💥(4 )cabida coffee ga badan ☕☕

coffee ga ayaa sara u qaada xadiga cadaadiska dhiiga iyo shaqa kilyaha kaasi oo sababa u noqon karo in kilyahaado shaqada yareeyaan ..

💥(5) cabid yarida biyaha. ..🍸🍸

Kliyaha ayaa u baahan iney helaan biya kufilan si ey shaqadooda si caadi ah ugu qabsadaan hadii aadan biya badan cabin sunta iyo wasaqda jirka kale laga so saaro ayaa ku aruuri doona kilyahaaada kadibna usiigudbi donta dhiiiga waxana ka dhasha xaalad adag oo loo yaqaan kadida iyo dhiiga oo si dhax gala....
Waxaad u bahnatahy malintii inaad cabto 8 galaas oo biyaha saafigaa ah..
Si aaad u hubiso inaad biya kugu filan cabtay fiiri midabka kaadidada ma cadaaan saafi ah baa misa waa midab qasan oo calaw ah...

💥6) haka caajisin inaad hubiso caafimaadka kliyahaada 6 dii bilba mar jeer booqo dhaqtarka si aaad ula socoto kilyahaaada bad qabkooda.

🩸Ka fogooow daawooyinkaan hana qaadan waligaa waa dilaaga kilyahaada.
D-cold
* Vicks Action-500
* Actified
* Coldarin
* Cosome
* Nice
* Nimulid
* Cetrizet-D
Sidoo kale

📣📣Tala guud ...
Dhaqaatiir u dhaltay wadanka Germany ayaa ogaaday nuuc cusub oo ah kansarka maqaarka ku dhaco kaasi oo laga qaado maadada loo yaqaan Silver Nitro Oxide.
Madaadaan ayaa laga helaa cijiyaha qofka hadii aad dareento cun cun jirka haku xoqin maqaarka cijiyahaaada....

Plz share dheh

JIRKA BINI AADAMKA:1: Tirada lafaha: 2062: Tirada Muruqyada: 6393: Tirada kelyaha: 24: Tirada ilkaha caanaha: 205: Tirad...
06/01/2023

JIRKA BINI AADAMKA:

1: Tirada lafaha: 206
2: Tirada Muruqyada: 639
3: Tirada kelyaha: 2
4: Tirada ilkaha caanaha: 20
5: Tirada feeraha: 24 (12 lamaane)

6: Lambarka qolka wadnaha: 4
7: Halbowlaha ugu weyn: Aorta
8: Dhiig karka caadiga ah: 120/80 mmhg

9: Dhiiga Ph: 7.4
10: Tirada laf dhabarta ee tiirka laf dhabarta: 33

11: Tirada laf dhabarta qoorta: 7

12: Tirada lafaha ee dhegta dhexe: 6

13: Tirada lafaha wajiga: 14
14: Tirada lafaha dhafoorka: 22
15: Tirada lafaha laabta: 25
16: Tirada lafaha gacmaha: 6
17: Tirada murqaha cududda aadanaha: 72

18: Tirada bambooyinka wadnaha: 2

19: Xubinta ugu wayn: Maqaarka
20: qanjirka ugu weyn: beerka
21: Unugga ugu weyn: ugxanta dumarka

22: Unugga ugu yar: shahwada
23: Lafta ugu yar: Dhegaha dhexe ee dhegta

24: Xubinta ugu horeysa ee la beero: kelyaha

25: Celceliska dhererka mindhicirka yar: 7m

26: Celceliska dhererka mindhicirka weyn: 1.5 m

27: Celceliska miisaanka ilmaha hadda dhashay: 3 kg

28: garaaca garaaca hal daqiiqo gudaheed: 72 jeer

29: Heerkulka jidhka caadiga ah: 37 C ° (98.4 f °)

30: Celceliska mugga dhiigga: 4 ilaa 5 LITER

31: NOLOSHA Unugyada dhiigga cas: 120 maalmood

32: NOLOSHA Unugyada dhiiga cad: 10 ilaa 15 maalmood
33: Xilliga uurka: 280 maalmood (40 toddobaad)

34: Tirada lafaha cagta dadka: 26
35: Tirada lafaha curcur kasta: 8
36: Tirada lafaha gacanta ku jira: 27

37: Qanjirka 'endocrine' ee ugu weyn: Thyroid

38: Xubinta lymfatic ee ugu weyn: beeryarada

40: Lafta ugu weyn uguna xoogga badan: Femur

41: Muruqyada ugu yar: Stapedius (dhegta dhexe)

41: Nambarka koromosoomyada: 46 (23 lamaane)

42: Tirada lafaha ilmaha dhashay: 306

43: Viscosity dhiiga: 4.5 ilaa 5.5
44: Kooxda dhiiga ku deeqaha caalamiga ah: O

45: Kooxda dhiigga qaataha caalamiga ah: AB

46: Unugga dhiigga cad ee ugu weyn: Monocyte

47: Unugga dhiiga cad ee ugu yar: Lymphocyte

48: Kordhinta tirada unugyada dhiigga cas waxaa loo yaqaan: Polycythemia

49: Baanka dhiiga ee jidhku waa: mareenka

50: Webiga Nolosha waxaa la yiraahdaa: Dhiig

51: Heerka kolestaroolka dhiigga ee caadiga ah: 100 mg / dl

52: Dheecaannada dhiigga qayb ka mid ah waa: Plasma

ha ilaawin inaad u mahad naqdo Ilaahay wayn waayo, waxyaalahan kor lagu soo sheegay oo dhammu abuurkiisa cajiibkaa

Barashada Daawada ✍️🏻Composation: Waa kiimikada ay dawada kakooban tahay, Tusaale Amoxicillin waxaa kujira wax loo yaqaa...
06/01/2023

Barashada Daawada

✍️🏻Composation: Waa kiimikada ay dawada kakooban tahay, Tusaale Amoxicillin waxaa kujira wax loo yaqaano, (magnesium stearare. iyo lactose monohydrate) waxeyna
kujiraan Amoxicillin kasta.
✍️🏻Indication (Use) Isticmaalka iyo waxtarka daawada, daawo kastaaba waxey leedahay isticmaal iyo waxtar ugooni ah. Tusaale, meelo badan ayaa dawada laga isticmaalaa sida Afka. Dabada. Xididka. Dhagaha. iyo meelo kaladuwan oo kale .
✍️🏻Adverse and effect: Waa kahortag iyo saameyn Tusaale daawada waa labo nuuc sida daawo laqaato cuntada kadib iyo daawo laqaato cuntada kahor, hadii uu qofka qaato dawo
loogu talagalay cunto kadib dawadaas waxay ku yeelan kartaa saameyn balaaran.
✍️🏻Side affect: Saameynta daawada ay ku yeelato qofka Tusaale. waxaa dhici karta in daawada qofka ay saameyn ku yeelato sida, in uu kusuuxo ama ku wareero.
✍️🏻Warning: Digniin in looga digo qofka waxa yaabaha ka imaan kara daawada sida in uu uurka waxyeeleeyo. iyo hadii uu si qaldan u isticmaalo waxyaabaha kadhalan karo.
✍️🏻Risk and precation: Qataraha daawada waxey timaadaa marka si qaldan ama meel qaldan laga isticmaalo daawada, Tusaale. daawo lagu talagalay in laga isticmaalo sinta hadii uu qofka ka isticmaalo xididka waxaa ka imaan kara qatarta ugu
weyn ee dawda kadhalata .
✍️🏻Dose and admin: Qiyaas iyo maamulid daawo, daawo kastaaba waxay leedahay qiyaas laga qaadan karo qiyaastaas oo ah mida uu dhaqtarka qoray ama midka ( Leflet-ka ku qoran )
✍️🏻Contra indication: Lamasiin karo ama lama qaadankaroTusaale lamaqaadan karo dawooyinka uurka
baabiye kuwa xasaasiyada kiciya iyo kuwa daraagiska ah.
✍️🏻Manufacture Date: Xiliga daawada lasoo saaray Tusaale dawo ayaa la soo saray 2020.
✍️🏻Expire Date : Xiliga ay daawada ey dhaceeyso Tusaale daawadii lasoosaaray 2020 ayaa waxay dhaceeysaa 2023

Address

Kampala

Telephone

+252615328514

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Safiyo qasim memorial clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram