Tawheed Islamic Centre

Tawheed Islamic Centre This page is used to share our lectures, Classes and teachings so as to reach a wider audience.

12/09/2025

KHUDBAH || DARDAARANKA NABIGA SCW || Dr Omar Sh Axmed

🕌 Markaz Tawheed Islamic Centre – KampalaAlxamdulillaah, caawa waxaa inoo jirta muxaadaro qiimo leh oo aad u xiiso badan...
11/09/2025

🕌 Markaz Tawheed Islamic Centre – Kampala

Alxamdulillaah, caawa waxaa inoo jirta muxaadaro qiimo leh oo aad u xiiso badan.

🎤 Martida Gaarka ah: Dr. Omar Sheikh Ahmed
⏰ Waqtiga: Caawa, marka salaadda Maqrib la tukado

Ku soo biir si aad uga faa’iidaysato cilmiga iyo wacdi wanaagga.

Caawa Markaz Tawheed Islamic Centre waxa lagu qabtay barnaamij gaar ah oo lagu guddoonsiiyey ardaydii si joogto ah uga q...
05/09/2025

Caawa Markaz Tawheed Islamic Centre waxa lagu qabtay barnaamij gaar ah oo lagu guddoonsiiyey ardaydii si joogto ah uga qeyb gashay Tafsiirka Qur’aanka muddadii uu socday (sanad iyo lix bilood), kuwaas oo dhageystay biloowga ilaa dhammaadka.

Ardaydan mudnaanta leh waxaa la gudoonsiiyey shahaado sharaf iyagoo astaan u ah dadaalkooda, joogteyntooda iyo xushmadooda ay u hayeen Qur’aanka Kariimka.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu ka dhigo kuwa Qur’aanka barta, ku dhaqma, kuna faafiya. 🌿📖

Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 5 Sebtembar 2025 si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ee ka s...
05/09/2025

Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 5 Sebtembar 2025 si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ee ka socday Markaz Tawheed Islamic Centre – Kampala.

Tafsiirkan barakaysan waxaa inoo aqrinayey Sheikh Dr. Sahal Barre Ciid, kaas oo ku dhameeyey muddo sanad iyo lix bilood.

Dhamaadka safarkan dheer ee tafsiirka Qur’aanka wuxuu ahaa waqti farxad, mahadnaq iyo cibro leh. Waxaan Eebbe Subxaanahu Watacaalaa uga mahadcelineynaa in uu nagu galladay in aan ka faa’iidaysano cilmigan qiimaha badan, sidoo kalena aan ka mid noqono dadka Qur’aanka dhageysta, barta oo ku camal fala.

Alle ha ka abaalmariyo Sheekh Dr. Sahal Barre Ciid dadaalka, waqtiga iyo cilmiga uu bulshada la wadaagay. Sidoo kale, waxaan u rajeyneynaa Markaz Tawheed Islamic Centre in uu sii ahaado goob iftiin iyo hanuun Qur’aan iyo Sunna ku dhisan.

“Qur’aanka waa nuur iyo hanuun – waxaa guuleysta oo sharaf iyo nasri hela cidda ku dhegta.”

05/09/2025

KHUDBAH || MOWLIIDKA NABIGA SCW || Sh Maxamed Sh Cabdiwali

03/09/2025

MUXAADARO CUSUB|| KAALINTA HAWEENKA EE MASHRUUCA HORUMARINTA ISLAMKA || Sh Maxamed Sh Cabdiwali

01/09/2025

MUXADARO CUSUB || CAQIIDADA IYO AKHLAAQDA XIRIIRKA KA DHAXEEYA || Ustaada Faadumo

29/08/2025

KHUDBAH || CIBAADADA IYO CAQIIDADA OO KU KOOBAN ( إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ) || Sh Maxamed Sh Cabdiwali

20/08/2025

MUXAADARO CUSUB || LA KULANKA ILAAHEY SWT - FARXADA IYO NAXARIISTA UGU WEYN || Sh Almis Yaxya

09/08/2025

Ha rumaysan hadalada dadka niyadda kaa jabinaya ee ku leh “Ilaahey kuuma dambi dhaafayo Ilaahay waa Naxariis Badane, Cafis Badane, oo ku dhaafaya dembiyada adigoo u laabanaya isaga

09/08/2025

The Ummah’s Journey From Childhood to Maturity | Sheikh Muhammad Abduweli |

08/08/2025

Waxyaabaha Kala Geeya Qoysaska, Sababaha Furiinka iyo Dhibaatooyinka Ka Dhasha

Address

Https://maps. App. Goo. Gl/aWnPMCcTRLVhbN837?g_st=iwb
Kampala

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawheed Islamic Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram