Dr Zaqaawi OD

Dr Zaqaawi   OD Optometrist

๐ŸŒ™โœจ Hambalyo Ciid Mubaarak! โœจ๐ŸŒ™Waxaan idiin rajeynayaa farxad, caafimaad iyo barwaaqo.Ilaahay ha naga aqbalo acmaasheenna ...
19/03/2026

๐ŸŒ™โœจ Hambalyo Ciid Mubaarak! โœจ๐ŸŒ™

Waxaan idiin rajeynayaa farxad, caafimaad iyo barwaaqo.
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasheenna suuban dhammaanteen. ๐Ÿคฒ

โ€” Dr Zaqaawi OD

04/07/2025
๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—กุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ -ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„   waxay Hampalyo ku Aadan  ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น  u ...
09/04/2024

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก
ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ -ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
waxay Hampalyo ku Aadan ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น u dirayaan Dhammaan Ummadda Muslimiinta ah Gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed
(๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป )

โœจ๏ธ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—ผ๐—ฝ๐˜๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐˜๐—ฟ๐˜† ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐโœจ๏ธambalyo dhamaan dhaqaatiirta indhaha & Aragga ( optometrists)๐Ÿ‘€๐ŸŽ๐ŸŽ‰Dr Zaqaawi   OD
23/03/2024

โœจ๏ธ๐—ช๐—ผ๐—ฟ๐—น๐—ฑ ๐—ผ๐—ฝ๐˜๐—ผ๐—บ๐—ฒ๐˜๐—ฟ๐˜† ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐโœจ๏ธambalyo dhamaan dhaqaatiirta indhaha & Aragga ( optometrists)๐Ÿ‘€๐ŸŽ๐ŸŽ‰

Dr Zaqaawi OD

Madaama aangaarnay      Waxaan qiima dhimis balaaran ku sameeynay Okiyaala yaasha soolarka ah Hadaba yalagaa dhameeysan ...
15/03/2024

Madaama aangaarnay
Waxaan qiima dhimis balaaran ku sameeynay
Okiyaala yaasha soolarka ah
Hadaba yalagaa dhameeysan
Mix Followers Dr Zaqaawi OD

Afur Wanaagsan.2024Caawo waa Habeenkii 1-aad ee Bisha Barakeysan ee Ramadan halkan waxaan idiinka leeyahay Nabad ku afur...
11/03/2024

Afur Wanaagsan.2024

Caawo waa Habeenkii 1-aad ee Bisha Barakeysan ee Ramadan halkan waxaan idiinka leeyahay Nabad ku afura kuna cibaadeysta

Meel walbo aad dunida ka joogtaan waxaan idiin leeyahay soonkan kiisa kale ilaah caafimaad nagu wada gaarsiiyo cimri dheer iyo cibaado suuban inta xanuunsan ilaah xanuunka ka qaado inta xoola doonka ahna ilaah siiyo Aamin Aamin
Dr Zaqaawi OD
Zaqaawi Abdullahi Abdi

Address

Mubende
0617779073

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Zaqaawi OD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Zaqaawi OD:

Share

Category