07/13/2024
Minneapolis is home to one of the largest celebrations of Somali culture in the U.S., and our partners for good were among the 10,000 people gathered to celebrate the rich heritage, traditions and contributions of the Somali community.
At this year’s Somali Independence Day Festival, event organizers partnered with health care systems to highlight the importance of health and wellness. Our volunteers at the HealthPartners booth spoke with community members about needs and concerns including mental health, reproductive health, immunizations, access to care and language services.
“It was a meaningful opportunity for HealthPartners to listen, learn and align their services with the community’s priorities,” says Munira Maalimlsaq, nurse practitioner at Park Nicollet and part of our event organizing committee. “Together, we can continue to make a positive impact and empower communities to thrive.”
🇸🇴
Minneapolis waxay hoy u tahay mid ka mid ah dabaaldegyada ugu waaweyn ee dhaqanka Soomaaliyeed ee Maraykanka. waxaana ka qaybgalay saaxiibbadeen wanaagsan (partners for good) oo katirsanaa ka qaybgalayaashii toban kun oo qof oo isugu yimid inay u dabaal dega dhaqanka hodan ka ah iyo waxqabadka bulshada Soomaaliyeed.
Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Soomaaliya ee sannadkan, qabanqaabiyeyaasha dhacdada ayaa iska kaashaday hoggaamiyeyaasha daryeelka caafimaadka si ay u muujiyaan muhiimadda caafimaadka iyo fayoqabka. Mutadawiciinta goobta HealthPartners waxay la hadleen xubnaha bulshada oo ka wadahadlay baahidooda iyo welwelkooda oo ay ku jiraan caafimaadka maskaxda, caafimaadka taranka, tallaalka, helitaanka adeegyada caafimaadka iyo adeegyada luqadda.
"Waa fursad macno leh oo loogu talagalay HealthPartners iyo hoggaamiyeyaasha kale ee daryeelka caafimaadka inay dhegeystaan, bartaan, oo ay adeegyadooda la jaanqaadaan mudnaanta bulshada," ayay tiri Munira Maalimlsaq, dhakhtarad caafimaad oo ka shaqaysa Park Nicollet isla markaana qayb ka ah guddiga qabanqaabada dhacdada. "Wadajir ahaan, waxaan sii wadi karnaa inaan sameyno saameyn xoogan oo aan awoodno bulshooyinka inay kobcaan."