Hon Abdirahman Noor Farah

Hon Abdirahman Noor Farah Hon Abdirahman Kusoo Dhawoow Page Hon Abdirahman Noor Farah Waxad Ka heli Doontaa Waxyaabo Ku Xiisa Galiya

09/01/2024
• Degta Ceerigaabiyo Sanaag Labada daamoodba• Hadaan Qolaba Darafkeeda Xidhan Nabadna Loo Daynin• Daaraha ku yaal Qaniim...
08/30/2024

• Degta Ceerigaabiyo Sanaag Labada daamoodba
• Hadaan Qolaba Darafkeeda Xidhan Nabadna Loo Daynin
• Daaraha ku yaal Qaniimadaa lagu darayaaye
• Idoorna Dirirtoodu waa daymo maalin ahe
• Dalaqyada Wardheer Xeeb ilaa Bari Duleedkeeda
• Dadkayaga ku nool Weerar baa loo diyaar yahaye
• Degmo Ceel afwayn iyo Gar adag dooyo lagu saaro
• Guban Dacaladeediyo hadaan Maydh la dagi waayin
• Deerada Magteediyo Hadaan D**o Lagaa Qaadin
• Darbigaan ku faanaayo iyo Damalku Waa Beene
• Dharka Dumarka idinkoo xidhiyo Diricyo Mooyaane
• Dood kaleba kaa xidhan Isaaq Maanta Dabadeede
• Alaaba waa Darkii Caynabiyo darafyadaan Ooge
• Burco Ha iga Dumin waa inaad Hadal Ku daysaan

Abwaan Cabdulaahi Mohamed Jibriil

08/28/2023

Talo Soo Jeedin Ku Socota Hogaanka Sare ee SSC

Dhawr Arimood oo ubaahan in Si degdega Loo Fuliyo

1: Waa in Maatadii Qaxday Dib udejin loo sameeyaa Lagana Taageero Qoysaska aan Awoodin in ay Dib usoo uguuraan.

2: Waa in Ciidamada Dhamaan Furimaha Dagaalka lageeyo Si Shacabku ay udareemaan Xasilooni Lana Yareeyo Dabaal degyada xabadaha loo Ridayo

3: Waa in Shuhadadii La diiwan geliyaa Qoysaskii ay Ka tageena Laga warhayo Lana caawiyo.

4: Waa in Laamaha Amaanka Magaalada Lascanod Si degdega uhawl galaan lana xakameeyaa Dhamaan Falalka Dhici kara fiiro gaar ahna loo yeeshaa Dhaqdhaqaaqa Cadawga iyo shirqoolkooda

5: Waa In la Record Gareeyaa Document laga sameeya Goobihii ay duqeeyen Maamulkii SNM kadibna Laga taageero Shacabkii Hantidaas Ku beelay sidii ay Dib Ugu dhisan Lahaayeen Guryihii dumay.

08/23/2023

Warka Cusub ee kasoo baxay Dhanka DFS ee ku aadan Dekeda Garacad Ujeedada Ay Ka leedahay ayaa ah 3 Qodob

1: In La Sumcad dilo Dekeda oo Dad Shacab ah isxilqaan Ay Ku dhisteen Laguna Shaambadeeyo in lagu dhisay Hanti Dadweyne oo La Dhacay

2: In Colaad Cusub Laga dhex abuuro beelaha Wada daga Galkacyo Puntland iyo Galmudug

3: In DFS ay Hoos udhigto arinta Dagaalka Lascanod oo Dhiig shacab ku daadanayo Hadal Haynta Dagaalkaasna Dadka lagaga Mashquuliyo Arinta Dekeda Garacad

06/12/2023
06/12/2023
06/12/2023
I have reached 900 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
06/12/2023

I have reached 900 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

Address

Bexley
Columbus, OH
43209

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Abdirahman Noor Farah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hon Abdirahman Noor Farah:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category