09/17/2021
Yasin Clinical Pharmacy & laboratory waxa uu kuyaala xaafad waynta Sh osman ee magaalda Borama
Waxa uu kuu hayaa Dawooyinka Europian drugs & Asian drugs.
Waxa kuugu diyaara shaybaadh Tayadiisu sareyso
Iyo dhakhaatiir aqoon sare uleh xanuunada Guud, xanuunada caruurta, Xanuunada Dumarka, Xanuunada maqaarka, iyo Gaastariga.