Hassan Wadani

Hassan Wadani follow Ina idhahdo wax lacag kama baxeyso balse Ani dhiiro gelin itahay pagekaan ila kiciya yaan lila dhafin follow inshallah Hassan Wadani

Dr Hassan Abubakar Elmi page

04/17/2026

Muqaal cabsi badan congo wa Somali wilishaan waxaa lagu sameynaya handadaad iyo dhibaato 👀

04/14/2026

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin oo tirsan Baarlamaanka dalka Kenya 🇰🇪.
Kulankan ayaa ahaa mid xambaarsan is-dhaafsi aragtiyo iyo xoojinta xiriirka wada-shaqeyneed ee labada dhinac.

04/14/2026

Bani adinimada waxaa baxsho Allah risk baahi darti

04/13/2026

Waqtigada ku dhimani wa shil aad u'daran 👀 subxana'allah somalia shilka wa saaid........

Maanta magaalada Muqdisho waxaa gabi ahaan ganacsatada ay diideen isticmaalka iyo qaadashada lacagta Shiling Soomaaliga....
04/13/2026

Maanta magaalada Muqdisho waxaa gabi ahaan ganacsatada ay diideen isticmaalka iyo qaadashada lacagta Shiling Soomaaliga.

Degmooyinka qaar oo ay ku jirto degmada Hiliwaa, Dayniile, Waabari, WartaNabadda iyo kuwo kale ayaa lagu soo warramayaa in gabi ahaan maanta shiling Soomaaliga laga diiday.

04/07/2026

Tuug halis badan indha sarcaad sixir....

04/07/2026

Hooyo Ku Dhacday Wadada Agteeda Oo Ilmihii Ay dhashay Duljoogo Dadkuna iska dhafayan Ax

04/06/2026

Wa kanaxay cunugaas yarka Alla dilaa dhinto 👀

04/05/2026

Muqaal baraha bulshada si weyn u qabsaday 😢
Nin masaakiin ah ayaa caawiyay qof doonayay inuu tareen raaco, si niyad wanaagsan ayuu u la heshiiyay… balse ugu dambeyn, ninkii ayaa labadii—lacagtii iyo alaabtii—ka qaatay 😔
Ninkii masaakiinta ahaa wuxuu si qalbi jab leh u yiri:
“Fadlan isii lacagta ama ii soo celi alaabteyda…”
Subxaanallaah! Kalsoonidii iyo bani’aadantinimadii meel adag ayay mareysaa.
Ilaahay ha inaga dhigo kuwa dadka caawiya, isla markaana aan khiyaano samayn 🤲


Hassan Wadani

04/05/2026

Subxaanallaah
Way masaxday kadibna way ka furatay markii ay is dhiibtay wa Jakarta Indonesia muqalka .......
゚viralシfypシ゚viralシalシ Hassan Wadani

04/04/2026

Halista baburta ilmaha gadaal laga saaro wuku cejiyay subxana'allah Hassan Wadani ゚viralシfypシ゚viralシalシ

04/04/2026

Buuq iyo muran ayaa ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ✈️

Wiil Soomaali ah oo safar u diyaar ahaa ayaa la murmay nin Turki ah oo ka shaqeeya garoonka, kadib markii laga diiday inuu diyaarad la raaco dhalo barafuman ah. Arrintu waxay sii xumatay markii alaabtii wiilka dhulka lagu tuuray, taasoo dhalisay sawaxan iyo jahawareer.
Hassan Wadani follow please

Address

Minneapolis, MN

Telephone

+252617651226

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Wadani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hassan Wadani:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram