
07/29/2025
๐ข 28-ka Luulyo: Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga (World Hepatitis Day) ๐ข
shalay oo ay ahayd Maalinta Cagaarshowga Adduunka, hadana wacyigelinta iyo ka hortagga cudurkan muhiimka ah ma aha mid hal maalin oo keliya ku egtahay.
Cagaarshowgu waa cudur halis ah oo beerka waxyeelleeya. Noocyada B iyo C ayaa ah kuwa ugu khatarsan, waxaana lagu gudbin karaa dhiig, xiriirka galmada, ama qalab aan nadiif ahayn.
๐ฏ Maxaan qaban karnaa maanta? โ
Iska baadh โ Ka hor tag waxaad ka bilaabi kartaa adiga.
โ
Is tallaal โ Gaar ahaan Cagaarshowga B.
โ
Wacyi kor u qaad โ La wadaag fariinta si bulshada loo badbaadiyo.
๐ฃ Hal-ku-dhigga sanadkan:
โCagaarshowga ha sugin โ Don't let hepatitis wait!โ
SomHealth and Research waxay bulshada xasuusinaysaa muhiimadda baaritaanka, tallaalka, iyo helitaanka adeegyo caafimaad oo tayo leh.