Xarunta Cilaajka Ee Shifah Center

Xarunta Cilaajka Ee Shifah Center Waa Xarun Cilaaj Waxaanu Allaah ‎ﷻ Idinkiis Wax Ku Daawaynaa Quraanka & Sunnada Nabiga ‎ﷺ. Waxay Xar

Waa Xarun Cilaaj ama Shifo Oo Lagu Quraan Saaro Dadka Xanuusan

11/26/2024

Guurka Aan Lagu Nasan, Waa Guur Noocee Ah?

12/24/2023

Asc Dhamaan Walaalaha, Dadka Xanuunsan Oo Shayaadiintu Dhibaayaan Waa 4 Qolo.

1. Qolo Jin Magacay Doonaan Haloogu Yeeree Quudisa Oo Caafimaad Waydiista. Marbaan Ka Hadlaayaa.

2. ⁠Qolo Aanan Quudin Oo Aanan Aaminsanayn Balse Waalidka Kubalamiyeen Amase Ka Samayn Jireen Iyagoo Caafimaad Ka Raadinaaya. Marka Ay Sidaas Ula Degan Yihiin.

3. ⁠Qolo Aanan Aaminsayn, Horayna Wax Looga Samayn. Balse Waalidkood Maadaama Qabeen Oo Ay Kasoo Raaceen Oo Sidaa Ula Degan Una Dhiba.

4. ⁠Qolada Udambaysa Waa Qolada Iyagu Intaas Oo Dhan Lahayn, Balse il, Xasad, Sixir Iyo Jin, Si Gooni Ah Udhibay Oo Sidaa Ula Xanuunsan.

Qof Walba Oo Is Hubiya Inuu Arinkaan Haysto Iyo Inkale, Isagay Uwanaagsan Tahay. Haduu Is Diidsiiyana, Kolay Isaga Ma Ahee Wax Ka Wayn Baa Haystee, Isaga, Reerkiisa & Caruurtiisay Ka Go’an Tahay Ee Allaah Hana Wada Xifdiyo.
Share

Shifah Center

07/23/2023

Afimad Oil Waa Saliid Aad looga Faa’iiday, isla markaana Allaah Swt uu ku daaweeyey dad badan oo xanuuno kala duwan qabay. Allaah baana ku mahadinaynaa Walaalaha ku caafiyay.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xarunta Cilaajka Shifah Certer.

Share & Like si Ay walaalo ubaahan ugaarto. Mahadsanidiin.

07/20/2023

Check out Xarunta Cilaajka Shifah Center's video.

Address

Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Cilaajka Ee Shifah Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share