Sadiq Abdirahman

Sadiq Abdirahman Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sadiq Abdirahman, Medical and health, 123 Main Street, Apt 4B, Minneapolis, MN.

Public Health & Immunization Specialist πŸ©ΊπŸ’‰ | 10+ Years Experience πŸ“Š | EPI Expert πŸ›‘οΈ |Community Health Awareness|

https://youtube.com/?si=MNKpFAXXKiNO7fjr

Haka Cabsan Caqabadaha.
04/02/2026

Haka Cabsan Caqabadaha.

04/02/2026

πŸ’¬ Adigu maxaad aaminsan tahay? πŸ”₯ Comment ku qor aragtidaada!Sadiq Abdirahman
04/01/2026

πŸ’¬ Adigu maxaad aaminsan tahay?

πŸ”₯ Comment ku qor aragtidaada!

Sadiq Abdirahman

🌿 Daqiiqad yar oo aamusnaan ahSadiq Abdirahman
04/01/2026

🌿 Daqiiqad yar oo aamusnaan ah

Sadiq Abdirahman

🚬 SIGAARKA: DILAA AAMUSAN OO AAD ISKU SAMEYNEYSIDwaa go’aan maalin kasta si tartiib ah u dhaawacaya jirkaaga.πŸ’” Waxa uu s...
04/01/2026

🚬 SIGAARKA: DILAA AAMUSAN OO AAD ISKU SAMEYNEYSID

waa go’aan maalin kasta si tartiib ah u dhaawacaya jirkaaga.

πŸ’” Waxa uu sameeyaa:
β€’ Wuxuu gubaa sambabadaada 🫁
β€’ Wuxuu kordhiyaa wadne xanuunka ❀️
β€’ Wuxuu keenaa kansar
β€’ Wuxuu daciifiyaa difaaca jirka

🚨 Laakiin waxa ugu daran Ma aha adiga oo kaliya qiiqaagu wuxuu waxyeeleeyaa carruurtaada, qoyskaaga, dadka aad jeceshahay.

❗ dhab ahaan ma jirto waxa aad ku fakareyso ee aad ka helayso sigaarka sida inuu yareeyo walbahaarka iyo waxyabaha lamidka ah.

πŸ’‘ Joojinta sigaarka waxaa ku bilaabaneysa nolol cusub waxad helaysaa:
βœ”οΈ Neefsasho fiican
βœ”οΈ Tamar badan

⏳ Jirkaagu wuxuu bilaabaa inuu bogsado saacado gudahood markaad joojiso!

πŸ’¬ Su’aal:
Haddii aad cabto sigaarka maxaa kaa hor istaagaya inaad joojiso hada?

πŸ‘‡ Ku qor fikirkaaga

πŸ” Share garee si qof kale u badbaado maanta





Sadiq Abdirahman

03/31/2026



Golis oo 0.3 sinti amaahineysa dadka πŸ˜…πŸ˜…
03/29/2026

Golis oo 0.3 sinti amaahineysa dadka πŸ˜…πŸ˜…

Macmiil, adeegga Kusime waa adeeg cusub oo kuu sahlaaya inaad si fudud u hesho amaah marka ay kaa dhammaato xirmada hadalka ama Mobile Data ee Shirkadda Golis

Sadiq Abdirahman
03/29/2026

Sadiq Abdirahman

Address

123 Main Street, Apt 4B
Minneapolis, MN
55401

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sadiq Abdirahman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram