Tayo Design Furniture Company

Tayo Design Furniture Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tayo Design Furniture Company, Hospital, New York, NY.

04/20/2023

Ciid Mubaarak All Muslims ☪️

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis.Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa bulshada ku nool dagmada baxdo iyo nawaaxigeeda in isbitaalka d...
11/08/2021

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis.
Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa bulshada ku nool dagmada baxdo iyo nawaaxigeeda in isbitaalka dagmada baxdo uu imaanaayo dr xalaal oo ah dhaqtar indhood .
Shaqooyinka uu qabanayo dhaqtarku waxaa ka mid ah
Indho fiiqis.
computerka indhaha .
Cabirka ookiyalaha indhaha .
Biyo kaxirida indhaha .
Daweynta cudurada ku dhaca indhaha.
Waqtiga uu imaanaayo waa bishaan waxaadna kala soo xariiri kartaan wixii faahfaahin ah talefoonada hoos ku qoran
0617333600/0615665913 /0627333600

Ogeysiis ogeysiis. Dhamaan bulshada ku nool dagmada baxdo  iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaa 12.6.2021 oo ku beekan m...
06/11/2021

Ogeysiis ogeysiis. Dhamaan bulshada ku nool dagmada baxdo iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinaa 12.6.2021 oo ku beekan maalin sabti ah in talaalkii covid 19 lagu bixindoona isbitaalka dagmada baxdo
Waxaana la siidoonaa dadkii horay u soo qaaday talaalka. Marka qofkastaa waa innuu soo qaadaa karka talaalka kaliyaha waxaa la talaalayaa dadkii horay u qaaday talaalka .

05/23/2021

Wacyigalinta covid19 ee dagmada baxdo

Asc dhamaan umada ku nool dagmada baxdo iyo nawaxikeeda waxaan u sheegeynaa dalka uu ku soo laabtay Corona virus .Walala...
02/17/2021

Asc dhamaan umada ku nool dagmada baxdo iyo nawaxikeeda waxaan u sheegeynaa dalka uu ku soo laabtay Corona virus .
Walalayaal sida la xaqiijiyay covid19 wuu soo laabtay marka waa innaan ka taxatarnaa nafteena iyo nafta walalahen .
Waana innaan qaadanaa awaamiirta iyo talooyinka caafimaad sida .
1. Innaan kala fogaana musaafo dhan hal mitir
2. Innaan joojino gacan qadka ama salaanta gacanta ah kuna egeeysano asc
3. Innaan isticmaalno face mask .
4. Innadan ku quficin ama aadan ku hidhisin qofkale ee kuu dhaw.
5. Innaad gacmaha iska dhaqto markasta oo aad qof tabato mud dhan 20second .
6 . Innaad isticmaasha alcohol haddii aad awooto .
7. Haddii aad isku aragto qufac hindhiso ama neefta oo ku dhibta la xariir xarunta caafimaad iigu dhow kana dheeraaw dadka kuu dhaw sida caruurta iyo dadka waayeelka ah iyo hooyooyinka .
8. Fadlan illaali naftaaf iyo NAFTA walaalkaa illaaheeyna talo saaro .

Allaha naga haayo waxkasta dhib nuku ah aamin.

Walal sharegareey oo gaarsii walalaha kale ee somaliyed iyo muslimiinta fariitaan .

Prepared bye BAHDO hospital

Address

New York, NY
10007

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Design Furniture Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category