06/15/2022
Sharaf ayay ii tahay in madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud ii magacaabay Ra'iisulwasaaraha dalka, waana aqbalay. Waxaan si xushmad leh u weydiisanayaa mudaneyaasha Golaha Shacabku in ay kalsoonidooda i siiyaan si aan u guto waajibaadkeyga.