Care pharmacy

Care pharmacy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Care pharmacy, Medical and health, Washington D.C., DC.

04/21/2022
Fa idoyinka ay leeyihin biyaha diran Inkasto biyaha cabistoda ay aad uficanyihin jirkena iyo hab nolaledkena yaa hadana ...
02/17/2022

Fa idoyinka ay leeyihin biyaha diran
Inkasto biyaha cabistoda ay aad uficanyihin jirkena iyo hab nolaledkena
yaa hadana dhaqtirta waxay aad ugu taliyaan cabista biyaha diran sida awged waxan halkan idinkugu so gudbin dona 8 faidoyin o ay jirkena u leeyihin

1: waxay horomariyaan dhef shidka
Hadaba si u dhefshidkaga udhaqa cab biyo diran waxay siweyn ugu cawinayan dhef shidkaga inu siweyn ushaqeyo dadka dhefshid xumada kacawda waxay dhaqtirta kula taliyan in ay isticmalan biyo diran

2:waxay ka jojiyan calol istaga biyaha diran

3:waxay dhimayan misankaga hadi ad Rabto in aad dhinto

4:waxay horomariyaan warega dhiga
Waxay biyaha diran kacawinay in ay horamiyan habdhiska dhiga sida awged isticmal biyo diran

5:waxay hoos udhigan gabowga waxay uficanyihin maqarka jirka

Cudurka faaliga ( stroke) Faliga wa xanuun ku dhaca  maskaxda taso katimada waxyela so gadha maskaxda isla markina waxa ...
02/06/2022

Cudurka faaliga ( stroke)

Faliga wa xanuun ku dhaca maskaxda taso katimada waxyela so gadha maskaxda isla markina waxa jogsada shaqadii ay qeybtasi qaban jirtay

Faaligu waa dhacdo sii dhaqso kutimada taas oo muda gaban ama si joogta ah qalqal u gilisa habka ay maskaxdadu ushaqeyso

Hadaba cudurkan was sababta sadaxad ee kenta geerida wadamada horamaray waxayna badana ku dhacdaa dadka da,da yar

Dhiig bax maskaxdadu ah (cerebral heambrrege )
Oo ah dhiig bax gudaha ah ama agagarka maskaxdadu ah

MAXA MY NTA BADAN SABABA FAALIGA

Dadka inta badan shaqeya waqtiyada over time ayuu cudurkan lAga heli karaaa

Calamadaha lugu garto

Kadud ama daciifnimo deg deg ah oo wajiga l

Function of vitamins:􀂃 To promote Growth􀂃 To promote Reproduction􀂃 To promote Health & vigor􀂃 To promote Nervous activit...
01/15/2022

Function of vitamins:
􀂃 To promote Growth
􀂃 To promote Reproduction
􀂃 To promote Health & vigor
􀂃 To promote Nervous activity
􀂃 To promote Normal appetite
􀂃 To promote Digestion
􀂃 To promote Utilization
􀂃 To promote Resistances to infect

Fadlan joji dawada APETAMINWa dawo lo isticmalo in lugu yareyo xasasiyada Dawadan dadka isticmalo calamadaha lugu garto ...
01/08/2022

Fadlan joji dawada APETAMIN

Wa dawo lo isticmalo in lugu yareyo xasasiyada
Dawadan dadka isticmalo calamadaha lugu garto waxa KAMID ah
Xasasiyad finan kasobaxa wajiga
Iyo qofkii oo nefsashada ku adkato (defucalt of breathing )

Sababta ugu weyn ee loo isticmalo aya ah in ay kordhiso dawadan hormonka rabitanka cuntada ee lo yaqanana (Gherlin)
Dawadan wa ka sharci daro engriehka ,Canada,Marecanka,
TALO KUSABSAN DUMARKA SOMALIYED
1 isku day in ad jojiso dawadan marnaba ha qadanin
Goano xun nafsada qatar gilin Karo xitaa hadii ad isticmaleyso u isticmalo malmo kala dheer
Wixii faah fahin dherad ah inoga reeb qeybta comment s

Halista dawoyinka la isku cadeyoDawoyinka lo isku cadeyo ma ahan wax cafimadka uroon Sababto ah waxay kenan cancerka maq...
01/04/2022

Halista dawoyinka la isku cadeyo

Dawoyinka lo isku cadeyo ma ahan wax cafimadka uroon
Sababto ah waxay kenan cancerka maqarka

Wxa jirto dawoyinka halis ah o la dagala difica jirka
Oo sababi Kara in cudur walba uu ku dhaco jirkaga
1 nooc lugu daray dawada stroidks wa dawo lugu daweyo xanuno badan
Mana habona in markalba la isticmalo

Waxa jiro shirkada ka ganacsada dawoyinka la isku cadeyo kuwas oo isticmalo
Sawirada qudarta so suqa dawada uu u noqda mid Sara

Dhibatoyinka ay dawada kenan waxa KAMID ah maqarka oo uu midabkisa guuro o una dib uso laban wayo

90 boqolkiba dawoyinka waxa ku jira madoyin ad u halis ah o kamamnuc ah wadamada kuleylaha

TALO KUSOCOTA HAWENKA

Ilahey halaga cabsado maqarka ad hugantihin isaga aya idinsiyey idin kana xisabtami dona
Hana qadanin Goan ad kashalayni don't mustaqbalka

Ma ogtahay in dawada la isku cayilsiyaa ay sababi KARTO in maqarka jirkada uu madobadoHyperpigmentation by drug
01/04/2022

Ma ogtahay in dawada la isku cayilsiyaa ay sababi KARTO in maqarka jirkada uu madobado

Hyperpigmentation by drug

DHIBATADA AY KEEN KARTO MILIXDA (SULT)Cusbada oo said lo isticmalo waxay sababta cuduro qatar ah sida dhikarka faliga ah...
01/03/2022

DHIBATADA AY KEEN KARTO MILIXDA (SULT)

Cusbada oo said lo isticmalo waxay sababta cuduro qatar ah sida dhikarka faliga ah degdega ah wadno xanunun ( HEART ATACK ) nafa nimo waxyalaha kena waxa lo aneyaa inay qeyb katahay isticmalka cusbada saidka
Sido kale waxay dhawac ugeysataa KILIYAHA in ay ku sameysman dhagxan
Cudurka wadnaha xanunka ay ku aya kento cusbada cuntata ay ku badantahay aya yimada marka warega dhiga uu sifican ugari wayo ama ay xirman unugyada dhiga gadhsiya wadnaha markasta o uu dhiga kaco

Wabilahitowfiiq

Mamaxay dhaga xanunka MAXA sababa dhag xanunka waxa kena cabuq kudhaca dhagta gudahedaIyo in qofkii qunfac uu yesha ilaa...
12/22/2021

Mamaxay dhaga xanunka

MAXA sababa

dhag xanunka waxa kena cabuq kudhaca dhagta gudaheda
Iyo in qofkii qunfac uu yesha ilaa 4 cisho kadibna ay dhagtii dilacdo

CALAMADAHA LUGU GARTO WXA KAMID AH

1: in qofkii dhagta madaxa uu xanuno usan yelan qandho
2 : in dhagtii ay dilacdo

TREATMENT ( DAWEYN )

Ciproflaxin Ear drop
Children under 6 yrs Amoxicillin syrop 125/5ml
5 yrs and above 250mg / 10ml

Amoxicillin 500mg po.bid for 10 days
Or clerithromycin 500mg po bid for 3 days
NSIDs iprofen 480 po for 5 day
Alternative

Penclin v 250 po bid for 5 days
Ampicillin infection 1g for 10 days

WAMAXAY INFECTION?infection ku waxa uu  ku dhacaa xubinta taranka raga iyo dumarka Badanaa waxa uu ad usameyaa dumarka w...
12/21/2021

WAMAXAY INFECTION?

infection ku waxa uu ku dhacaa xubinta taranka raga iyo dumarka
Badanaa waxa uu ad usameyaa dumarka wayo waxa ad uyar tubka kadi marenka (urethra ) waxa kala oo u sameyn ugeysa Kara kaliya hadii uu qofka dawo uu qadanin

DHIBATADA UU KENI KARO INFECTION

wuxuu keni karaa dhalmo laaan
Sido kale wuu keni karaa in qofkii KILIYAHA ay casadan
Sido kale wuxuu xiraa tuboyinka makanka dumarka

TALO

Can biyo badan malintii ugu yaran 3 liter
Sababto ah biyaha waxay ka qeyb qatan in kiliyuhu sifican u shaqeyaan
Sido kale biyaha waxay qurxiyaan maqarka jirka

hadii ad isku aragto calamadahas fadlan boqo pharmacy markas kugu dhaw

Fadlan hadii uu farintan kuso garto like no Saar

Wabilahitowfiiq

MAXA KENA QUNFACA qunfaca waa falcilin alle ugu talagalay in lugu nadifiyo marinada hawada ee iyo wax yalaha kale e kena...
12/20/2021

MAXA KENA QUNFACA

qunfaca waa falcilin alle ugu talagalay in lugu nadifiyo marinada hawada ee iyo wax yalaha kale e kena xasasiyada
Qunfaca badana waxa lokala qeybiyaa 2
Mid qalalan to qofka waxqoyan tufeynin sida candhuf IWM
Iyo qoyan uu u qofka candhuf tufayo badana dhaqtirta waxay qofka qunfacaya weydiyan qunfaca nocisa si loo ogada xalada guud ee qofka
Halista uu Ken Karo qunfaca
1 in qofkii feraha ay xanunan
2 in qofkii uu dhaga kadilaca

Side lugu ogadaa qunfaca halista ah

Waxa lugu ogadaa in qofkii marka uu qunfacaya lugu arko dhiig

Hadii ad isku aragto calamadahas fadlan boqo pharmacy markas kugu dhaw

Dhaman aqristayasha wxan ka codsanayaa in wixii comment noga rebaan qeybta garale likena ad nosartan pegeka

Wabilahitowfiiq

Drigs of chose of pregnancy
12/01/2021

Drigs of chose of pregnancy

Indication and used for
11/18/2021

Indication and used for

11/16/2021

Care your family like our own

Address

Washington D.C., DC

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Care pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Care pharmacy:

Share